Hoobiyeyaal la isku weydaarsaday deegaanka Buulo Gaduud Tiro hoobiyeyaal ah ayaa lagu soo waramayaa in ciidamada maamulka ku-meel gaarka Jubba oo kaashanaya kuwa AMISOM iyo xarakada Al-Shabaab ay isku weydaarsadeen deegaanka Buulo Gaduud ee gobolka Jubbada hoose.… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Madaxwaynaha Kenya oo maanta hor tagaya maxkamadda ICC Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa lagu wadaa maanta oo Arbaco ah in uu hor tago maxkamada dambiyada culus ee ICC oo ku taalla wadanka Holland. Kenyata ayaa maalinkii shalay xilka…
1 daqiiqo Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo howl gal ka fuliyay deegaanka Goof Gaduud Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ka socda Itoobiya ayaa howl gal baaritaan ah maanta ka bilaabay deegaanka Goof Gaduud ee gobolka Baay. Guddoomiyaha maamulka deegaankaasi Axmed Cali…
1 daqiiqo Ammaanka Cadaado oo la adkeeyay xilli dhowaan uu shir ka furmayo (Dhageyso) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in aad loo adkeeyay amniga degmada Cadaado oo dhowaan uu ka furmayo shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ee dalka. Afhayeenka maamulka Ximan iyo…
1 daqiiqo Maamulka degmada Xamar jajab oo baaraya khasaaraha iska hor imaad ka dhacay nawaaxiga dekeda Muqdisho Maamulka degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay baaritaan ku hayaan khasaarihii ka dhashay rasaas ay nawaaxiga dekedda Muqdisho isku weydaarsadeen ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Maamulka Khaatumo oo ku eedeeyay Somaliland weerar khasaare sababay oo lagu qaaday Saax dheer (Dhageyso) Maamulka Khaatumo ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland weerar dad ay ku dhinteen oo lagu qaaday deegaanka Saax dheere ee gobolka Sool. Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Khaatumo Maxamuud Sheekh Cumar Xasan oo…
1 daqiiqo Dagaal caawa Muqdishu ku dhex maray labo ciidan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya. Dagaal khasaare gaystay ayaa caawa ka dhacay Agagaarka Dekada weyn ee Magaalada Muqdisho, Dagaalka ayaa u dhexeeyay Ciidamada Booliiska iyo Nabad sugida oo kawada tirsan Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.…
1 daqiiqo Ku-simaha madaxwaynaha dalka oo xariga ka jaray howlaha jaamacada umada Soomaaliyeed Ku simaha madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ahna guddoomiyhaha baarlamaanka Federaalka mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta xariga ka jaray daraasada jaamacada ummada Soomaaliyeed oo dib loo hir geliyay. Jawaari…
1 daqiiqo Mashiinka ATM ee lacagaha lagala baxo oo laga hirgeliyay Muqdisho Waxaa magaalada Muqdisho markii ugu horeysay laga bilaabay in mashiinka lacagaha lagala baxo laga hir geliyo gudaha magaalada. Dadka ku nool caasimadda Soomaaliya ayaa bilaabay in ay isticmaalaan mashiinka lacagta…
1 daqiiqo Maxkamada ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku riday askar ka tirsan dowladda Maxkamada dajarada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay askar ka tirsan ciidanka dowladda kuwaas oo horay loogu eedeeyay in ay geysteen falal…