1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha wasiirada oo kulan arimo badan looga hadlay ku yeeshay magaalada Muqdisho (Dhageyso) Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa kulan saacado badan qaatay, islamarkaana albaabada u xirnaa waxay ku yeesheen xafiiska Ra’iisul wasaaraha ee magaalada Muqdisho kaa oo arimo badan looga hadlay. Kulankaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm oo qodobo dhawr ah kusoo qaadanay. Barnaamijkeena waxaa idiin daadihinaaya maanta Maxamed Abuukar Kulmiye iyo Farxiyo Cabdalla Muumin.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax lagu taageerayo isku shaandheynta wasiirada ee uu sameeyay Ra’iisul wasaare C/weli oo ka dhacay Boosaaso (Dhageyso) Waxaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ka dhacay dibadbax ay dhigayeen shacab aad u badan, kaa oo ay ku muujinayeen taageero ay u hayaan Isku shaandheyntii dhawaan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo waqti kordhin u sameeyay cafiska dowladda ee Al-shabaab (Dhageyso) Waxaa xarunta wasaaradda gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad la sheegay in lagu weyneynayo guulihii ay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ka gaareyn howlgalka Badweynta Hindiya. Munaasabadaan waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulankii baarlamaanka Soomaaliya oo Kooram la’aan u baaqday Waxaa maanta baaqday kulan xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ku yeelan lahaayeen xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, ka dib kooramkii loogu tala galay in kulanka uu ku furmu dhamaan waayay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm oo qodobo badan lagu soo qaatay, waxaana idiin daadihinaya Farxiya Cabadalla Muumin iyo Axmed Weli Xuseen/ Halkaan hoose…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dood kulul oo ku aadan khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Waxaa dhawaan banaanka usoo baxay khilaaf u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh Axmed. Khilaafkaan ayaa banaanka yimid ka dib markii Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii ugu dambeeyay Gudoomiya Baarlamaanka Soomaaliya oo Baydhaba kula kulmay siyaasiin iyo Waxgarad (Dhageyso) Gudoomiyaha Baraalmaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shalay gaaray magaalada Baydhaba ee gobalka Bay waxa uu kulamo gaar gaar ah la qaatay siyaasiin iyo Odayaal ku sugan magaaladaasi. Maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliis hor leh oo la geyn doono gobalka Shabeelaha Dhexe (Dhageyso) Taliyaha qeybta Booliiska ee maamulka gobalka Shabeelaha Dhexe Korneel Khaliif Cabdulle Carfaaye ayaa sheegay in ay u socdaan ciidamo Booliis ah oo halkaasi dhawaan gaari doona, aqoon isweydaarsi lagu baranaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madoobe Nuunoow Maxamed “Maamulka sedaxda gobal dadka wata waa Kursi doon” (Dhageyso) Madoobe Nuunoow Maxamed oo sheega inuu yahay maamulka Koonfur Galbeed ee Lixda gobal ayaa sheegay in shirka ka socda magaalada Baydhaba ee lagu dhisaayo sedaxda gobal dadka wada ay yihiin…