1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wejiga Labaad ee Shirka Midnimo oo lagu wado in Garbahaareey uu ka furmo (Dhageyso) Magaalada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa lagu wadaa in uu ka furmo wajiga labaad ee Shirkii Wajigiisii kowaad dhawaan lagu soo gaba gabeeyay degmadaasi, waxaana shirkaan loogu magacdaray Midnimo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Caabudwaaq oo sheegay in ay ku guuleysteen xalinta xiisado degmadaasi ka taagnaa (Dhageyso) Maamulka Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay ku guulaysteen xal ka gaarista xiisado gacan ka hadal ah oo ka tagnaa Degmadaasi. Hadalkan Waxa Goobjoog FM u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xarago “Gurmad aynu ka uruurinay shacabka gobalka Bari ayeeynu Gedo u wadnaa” (Dhageyso) Nabadoon Cabduqaadir Xarago oo ka mid ah Gudi ku hawlan sidii loogu gurman lahaa Qoysaska abaaruhu ay saameyeen ee ku nool Gobolka Gedo, ayaa sheegay in todobaadkan Gurmadkii ugu horeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeylo dhaan kasoo yeertay maamulka degmada Yeed ee gobalka Bakool (Dhageyso) Maamulka Degmada Yeed ee Gobolka Bakool ayaa xaalada Degmadaasi ku tilmaamay mid go’doon ah, ka dib markii mudo badan halkaasi aysan gaarin wax Gadiid Xamuul ah ama Gargaar kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo kala duwan loogana arinsanayo doorashooyinka 2015 ee Somaliland oo hargeysa ka socda (Dhageyso) Magaalada Hargaysa ee Maamulka Somaliland waxa ka soconaya kulamo Siyasadeed oo dhamaantooda diirada lagu saarayo doorashooyinka la filayo in ay ka dhacaan halkaasi sanadka 2015-ka. Wadooyinka Magaalada Hargaysa waxa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafka canshuurta ee u dhaxeeya wasaaradda maaliyadda iyo maamulka gobalka Banaadir oo la dhameynayo (Dhageyso) Gudiga Maaliyada Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in la dhamayn doono maalmaha soo aadan khilaafka ku saabsan canshuur qaadista ee u dhaxeeya Wasaarada Maaliyada xukuumada Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya oo isku shaandheyn lagu sameeyay (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah golahiisa wasiirada, waxaana xilalkooda loo kala wareejiyay wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm oo aad ku maqli doontaan qodobo dhawr ah. Waxaa idiin soo gudbinaaya wariyaasheena kale ah Maxamed Cabdi iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warbixin ku saabsan Iskaabulnimada (Faa’ido mise khasaaro) Nolosha Iskaabulnimada ayaa ah mid ay ku nool yihiin dhalinyaro badan , kuwaas oo u arka in taasi aysan wax u dhaama, marka loo eego kuwa reeraha leh. Soomaalida waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nugaal: Ilaalinta deegaanka iyo Duur joogta oo maanta laga hadlay (Dhageyso) Waxaa maanta degmada Eyl ee gobalka Nugaal lagu qabtay kulan balaaran kaa oo looga hadlaayay ilaalinta deegaanka iyo Duur joogta, kaa oo saacado badan socday Kulankaan ayaa waxaa wada qaatay…