1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Ololaha Wacyigalinta Waxbarashada oo Lagu Qabtay Gaalkacayo (Dhageyso) Kulan ay kasoo wada qeybgaleen mas’uuliyiinta maamulka Galmudug iyo ururada bulshada rayidka ah, gaar ahaan bahda waxbarashada ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacayo. Agaasimaha wasaaradda waxbarashada ee Galmudug Aadan Cabdulle oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso-Barnaamij Wareedka Galabnimo Halkan ka dhageyso Barnaamij wareedka Galabnimo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Afar Gabdhood Ku Kufsaday Beledweyn oo Xabsiga Laga Sii Daayey Maxamed Cusmaan Cabdi oo ah gudoomiyaha degmada Beledweyn ayaa Warbaahinta Goobjoog u xaqiijiyay in saldhiga Booliiska magaalada Beledweyn laga sii daayey sadex nin oo u xirnaa arin kufsi. Gudoomiyaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Boosaaso (Dhageyso) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, waxaa maanta gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, kuwaa oo kasoo kicitimay magaalada Qardho. Cabdiweli Maxamed Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iska Hor Imaad iyo Duqeymo Ka Dhacay Jasiirada Kudhaa Wararka laga helayo jasiiradda Kudhaa ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay iska hor imaad dhex maray ciidamo ka tirsan maamulka Jubba iyo kuwa Alshabaab oo halkaasi la wareegey bil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saylad Saamiyada Lagu Kala Iibsado oo La Sheegey In Laga Furayo Soomaaliya Suuq Saamiyada lagu kala iibsado ayaa la sheegey in laga furayo Soomaaliya biloowda sanadka soo socda, waxaana durba is diiwaangaliyey illaa 7 shirkadood oo waaweyn oo ay ka midyihiin kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gubineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Hanad Cali Guuleed. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladaha Yemen iyo Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Dhinaca Waxbarashada Ah Sid ay tabineyso wakaaladda wararka dalka Yemen ee SABA , wasiirka tacliinta sare ee dalkaasi Maxamed Mutahar ayaa la kulmey wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Cabdiraxmaan Beyle, waxayna ka wada hadleen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Laba qof oo u geeriyootay Shuban Biyood (Dhageyso) Wararka ka imaanaya degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Laba qof ay u geeriyoota cudurka Shuban biyoodka, kaa oo ka dilaacay deegaano ka mid ah gobalkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baladweyne oo sheegay in Booliiska degmadaasi ay ku jiraan nolo ciriiri ah (Dhageyso) Maamulka Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegay in nolol ciriir ah ay ku nool yihiin ciidamada Booliiska magaaladaasi, ka dib markii aany ciidankaasi helin mushaaraadkii ay heli jireen.…