1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo sheegtay in ay dishay Shan ka mid ah dagaalyahanada Al-shabaab Milatariga Kenya ayaa sheegay in ay dileen Shan ka mid ah dagaalayahanada Xarakada Al-shabaab, kuwaa oo damacsanaa in ay ka gudbaan xuduuda wadanka Kenya. Afhayeen u hadlay Milatariga Kenya oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koox hubaysan oo gaari rakaab ah dhac ugu geystay duleedka deegaanka Janaale ee Shabeelaha Hoose (Dhageyso) Koox hubaysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay dhac baahsan u geysteen shacab saarnaa gaari rakaab ah, kaa oo kasoo amba baxay deegaanka Janaale ee gobalka Shabeelaha Hoose. Gaarigaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo looga diyaar garoobayo doorashooyin ka dhaca (Dhageyso) Waxaa bilawday u diyaar garowga doorashooyin ka dhaca maamulka Somaliland, kuwaa oo kala ah mida Baarlamaan iyo tan madaxtooyada. Dhawaan waxaa la magacaabay 7-xubnood oo gudiga doorashada maadaama gudigii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Madoobe Nuunoow oo ku adkaysana mowqifkooda Lixda gobal (Dhageyso) Maamulka Madoobe Nuunoow ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay in marnaba aanay ka tanaasuli doonin aragtidooda ah Lixda gobal, islamarkaana ay yihiin maamulka saxda ah. Cali Bayow oo maamulkaasi u qaabilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas biyo la’aan darteed uga barakacay deegaanka Goof-gaduud ee gobalka Baay (Dhageyso) Qoysas badan ayaa lagu soo waramaayaa in biyo la’aan darteed ay uga barakaceen deegaanka Goof-gaduud ee gobalka Baay, iyadoo deegaankaasi mudood badan biyaha ay ciriiri ka ahaayeen. Gudoomiyaha Degaankaasi Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Salaabeen Maxamed Ibraahim oo dhaliilay heshiiskii dowladda Federaalka iyo Puntland (Dhageyso) Xildhibaan Hore Saleebaan Maxamed Ibraahim ayaa si kulul u dhaliilay heshiiskii dhawaan magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ku gaareen dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo maamulka Puntland. Isaga oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo soo dhaweeyay go’aan ay gaareyn maamulka Ahlu-sunna ee gobalada Dhexe (Dhageyso) Maamulka Ximan iy Xeeb ayaa soo dhaweeyay go’aan shalay kasoo baxay maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalad dhexe, kaa oo ku aadan ka qeyb galka shirka dhawaan Cadaado ka furmi doona.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gudoomiyahii degmada Dhoobleey oo is casilay Gudoomiyahii degmada Dhoobleey ee gobalka Jubada Hoose ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaasi, iyadoona ay jireen warar laga sii daayay warbaahinta qaar oo sheegayay in is casilaadiisa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana si wadajir ah halkaan idiin kaga soo jeedinaaya Maxamed Cabdi Xuseen iyo Kowthar Maxamed C/raxmaan Cilmi. Barnaamijkeena…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudiga Shirka Garbahaareey oo ka warbixiyay ciidamo is hortaag ku sameeyay shirkaasi (Dhageyso) Guddiga shirka magaalada Garbahaarey ayaa sheegay inuu shirka marayo meel wanaagsan kadib markii saaka ay soo ifbaxeen warar sheegaya in in habsami u socodka shirka la qal-qal galiyay. Afhayeenka shirkaasi…