1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howl gal dad lagu soo qabqabtay oo maaanta laga sameeyay Baraawe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta howl gal dad lagu soo qab qabtay ka sameeyay degmada Baraawe oo ay shalay la wareegeen. Wararka laga helayo halkaasi ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha wasiirada Soomaaliya oo ka hadlay qabsashada Baraawe (Dhageyso) Golaha wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku faahfaahiyay howl galka ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay kula wareegeen degmada Baraawe. Kulanka oo uu shir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada maamulka KMG Jubba iyo kuwa AMISOM oo u ruqaansaday Jilib Ciidamada maamulka ku-meelgaarka Jubba iyo kuwa AMISOM ee ka socda Kenya ayaa maanta ka ruuqaansaday magaalada Kismaayo iyaga oo u jiheystay dhanka degmada Jilib oo ay gacanta ku hayaan xarakada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari: Ciidamada huwanta ah waxa ay u ruqaansan doonaan goobaha ay ku harsanyihiin Al-shabaab Ku-simaha madaxwaynaha ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa bogaadin iyo ammaan u jeediyay ciidamada dowladda iyo kuwa midowga Afrika ee howl-galka ka wada qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal culus oo saaka ka qarxay Baraawe Wararka naga soo gaaraya Baraawe ayaa sheegaya in saakay uu dagaal culus ka qarxay gudaha degmada. Dadka ku nool Baraawe ayaa soo sheegay in ay maqlayeen dhawaqa rasaas aad u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galgaduud: Ahlu sunna Waljamaaca oo maanta ay u tahay maalinka 1-aad ee Ciidul Adxa Wararka laga helayo gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta dadka ku nool gobolka ay u tahay maalinkii koowaad ee ciidul Adxa. Waxaa saakay salaada ciida laga tukaday masaajidyada magaalooyinka Guriceel…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo si buuxda ula wareegay Baraawe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay waaaberigii la wareegay gacan ku haynta magaalada Baraawe oo ah magaalada ay xarakada Al-shabaab ugu xoo badnaayeen oo ay maamulaan. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ku-simaha madaxwaynaha dalka oo salaada ciidda shacabka kula tukaday Muqdisho Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ahna ku-simaha madaxwaynaha dalka mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, R/wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka R W Cabdiweli oo Dadka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul Adxa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubta kale ee Muslimiinta adduunka ugu hambalyeeyey munaasibadda Islaamiga ah ee Ciidul Axdaa. Mudane Cabdiweli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Baladweyne oo gurmad deg-deg ah codsaday Dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan ayaa dalbaday in gurmad deg-deg ah lala soo gaaro xili maalinta berry ah loo dabaal degayo Ciidul Adxa. Maamulka…