2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeen Cali Seeko “Shacabka degan Muqdisho waxaan ka codsaneynaa in ay ceebta naga dhaqaan oo aysan dhicin qof dad dhibaateeya misane baxsada” (Dhageyso) Maamulka Gobalka Banaadir ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho waxa ay ka dalbadeen in ay kala shaqeeyaan amaanka guud ee gobalka, iyo sidoo kale in la qabto cid walba oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Afaraale oo dowladda usoo jeediyay in ay ka shaqeyso mideynta siyaasiinta Baydhabo (Dhageyso) Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa dowladda Federaalka u soo jeediyay inay ka shaqeyso mideynta siyaasiyiinta Baydhabo oo qaarkood aragti ahaan aad u kala fog. Xildhibaan Maxamed Afaraale ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda arimaha gudaha oo lagu eedeeyay in colaad ay ka dhex abuurayso shacabka degan Baydhaba (Dhageyso) Wasaaradda Arimaha gudaha xukuumada Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in colaad iyo iska horkeen ka dhex abuurayso shacabka wada degan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay. Aqoonyahan Ibraahim Muuse Heero oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Buulo-burte oo guul ka sheegtay dagaal ay la galeen Al-shabaab (Dhageyso) Maamulka degmada Buulo-burte ee gobalka Hiiraan ayaa guulo ka sheegtay dagaal ay la galeen Al-shabaab, kaa oo ka dhacay isla deegaanka Yasoomann ee isla gobalkaasi. Cabdicasiis Duuroow Cabdi oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi sheegay qaabka ugu haboon ee lagu xalin karo khilaafka u dhaxeeya madaxda sare ee dowladda (Dhageyso) Mid ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay qaabka ugu haboon ee xilligaan sida ugu dhaqsiyada badan loogu xalin karo khilaafka xoogan ee ka dhaxeeya madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khabiir ka digay marin habaabin lagu sameeyo gargaarka Soomaaliya Khabiir sare ayaa ka digay musuq maasuq hareereeya maamulida gargaarka reer galbeedku siiyo Soomaliya, ka dib saddex Sano oo ay Soomaaliya soo martay macluul daran iyo abaar saameeysay dad iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagayso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog Halkan waxaan idiinkugu soo gudbineynaa barnaamij wareedka habeenimo ee Radio Goobjoog, waxaadna ku maqli doontaan dhamaan wararkii ugu muhiimsanaa iyo wareysiyo kala duwan. DHAGAYSO Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarun dowladda Hoose oo cusub oo la dhagax dhigey Gaalkacayo ( Dhagayso) Sida uu kusoo waramayo wariyaheena magaalada Gaalkacayo waxaa maanta dhagax la dhigey xarun cusub oo dowladda hoose ee Gaalkacayo ay yeelanayso, taasi oo dhismaheeda iska kaashadeen hey’adda Tiis ee Maraykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah: Wariye Cabdi Risaq Cali Silva oo Lagu Dilay Magaalada Galkacyo Qof goobjooge ah ayaa Warbaahinta Goobjoog u xaqiijiyay in Wariye Cabdi Risaq Cali Silva lagu dilay goob lagu shaaho oo ku taal magaalada Galkacyo. Wariyaha la dilay ayaa u shaqeyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Jaraa'id: Xildhibaano Ay Ku Jiraan Xaabsade iyo Adan Madoobe Oo Ku Tilmaamay Doorashadii Sharifka waxba kama jiraan Xildhibaano ka tirsan federaalka Soomaaliya ayaa maanta si weyn u qaadacay doorashadii shalay magaalada Baydhabo lagu doortay Sharif Xasan Sheekh Adan inuu noqdo Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya. Xildhibaan…