1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag hubeysan oo mu'adin ku dilay magaalada Beledweyne Rag hubeysan ayaa xalay gudaha magaalada Beledwayne ku dilay mu’adinka masjid ku yaalla magaaladaasi. Wararka ayaa sheegaya in mu’adinkan oo ku sii jeeda masjidka ka hor salaada cishaha ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo la'aan daran oo soo wajahday soomaalida ku nool xeryaha Dhadhaab Biyo la’aan baahsan ayaa la soo deristay dadka ku dhaqan xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya. Maxamed Aadan Caraale oo ku sugan gudaha xeryahaas ayaa u sheegay Goobjoog FM in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumada Soomaaliya oo barayaal cusub u diyaarineysa baraamijka "Aada dugsiyada" Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta imtixaan ka qaaday ku dhowaad 150 macalin oo barayaal ka noqon doona barnaamijka Aada Dugsiyada. Imtixaanka kadib ayaa macalimiinta guuleysta loo qaadan doonaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faaxfax dhuun:Saddex caruur oo u geeriyootay biyo wasaqeysan oo ay cabeen Saddex caruur ah ayaa ugu geeriyootay deegaanka Faafax dhuun ee gobolka Gedo cudurka shuban biyoodka kadib markii ay oon dartiis u cabeen biyo qaraar ah oo wasaqeysan. Saddexdan carruurta ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Admiral Khaliif: Umadda Soomaaliyeed haka dhiidhiyaan xad gudubta Kenya ee badda Soomaaliya Admiral Khaliif Idiris Cismaan oo ku sugan magaalada Baladweyne ayaa sheegay in dowladda Kenya ay si sharci darro ah ku boobayso badda Soomaaliya. Khaliif Idiris ayaa xusay in shacabka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deeq gargaar ah oo la gaarsiiyay tuulooyin ka tirsan Gedo Guddiga abaaraha gobolka Gedo ayaa sheegay in ay bilaabeen gurmad la gaarsiinayo qoysaska ku dhibaateysan deegaanada hoos yimaada magaalada Garbahaarey. Guddoomiyaha guddigaasi Cabdullaahi Sheekh Axmed ayaa carabka ku dhuftay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga qaban qaabada shirka Garbahaarey oo ka hadlay shirka Kismaayo Guddiga qaban qaabada shirka wada tashiga ee Gedo ayaa sheegay in shirka dhowaan ka furmi doona degmada Garbahaarey aanu caqabad ku ahayn midka ka socda magaalada Kismaayo. Afhayeenka guddigaasi Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqorka Sucuudiga oo waraaq ka guddoomay madaxwaynaha Soomaaliya Boqorka Sacuudiga Amiir Cabdalla Bin Cabdicaziiz ayaa dhambaal qoraal ah ka guddoomay madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Boqorka Sacuudi Careebiya Cabdalla Bin Cabdulcasiis ayaa magaalada Jidda kaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo la’aan baahsan oo ka taagan tuulooyin hoos yimaada Galgaduud Xaalad biyo la’aan ah oo saameysay dadka iyo duunyada ayaa ka taagan deegaanno ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Deegaanada ay biyo la’aanta laga dareemay waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Sh/dhexe oo ku guuleystay hakinta fatahaada wabiga Shabeelle Maamulka gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ku dhawaaqay in ay ku guuleysteen hakinta fatahaad dhowaan uu sameeyay wabiga Shabeelle. Afhayeenka maamulkaasi Daa’uud Xaaji Ciiro oo u waramay Goobjoog FM ayaa sheegay…