1 daqiiqo Sheeko:Dalka Canada oo wariye u magacaawday in uu kala taliyo falalka Muslim Naceybka Dowladda Canada ayaa wariye Amira Elghawaby u magacawday ergayga gaarka ah ee la dagaalanka Islaam naceybka, kadib soo noqnoqoshada falalka liddiga ku ah bulshada Muslimiinta ah ee ku nool dalkaas.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka oo la kulmay madax ka socota Bank Adduunka Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka Mudane Maxamud Macallin ayaa la kulmay Saraakiil katirsan Bangiga aduunka oo uu hogaaminyay Mr. Harris Khan. Arimaha laga hadlay waxaa kamid ah sugnaanta cuntada (food security)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudurka Daacuunka oo lagu arkay gobala ka tirsan Kenya Wararka naga soo gaarayo magaalada Mandheera ee gobalka waqooyi bari dalka Kenya ayaa sheegaya in uu ka dilaacay cudurka daacuunka. Bartamaha bisha january ayaa isbitaalada la dhigay kiisas badan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo magaalada Dakar kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Dakar, January 28,2023: Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Dakar ee dalka Senegal, kulan muhiim ah kula yeeshay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika (AFDB) Dr. Akinwumi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Ruushka oo lagu eedeyay ku tumashada xuquuqda Carruurta Dowladda Ruushka ayaa lagu eedeyay in ay ku xadgudubtay xuquuqda aas aasiga ah ee carruurta xilliyada dagaalka kadib sidii ay ula dhaqantay carruur ka soo baxday dagaalka Ukraine. Hay’adda qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeedka Shirka Culimada Soomaaliyeed Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka culimada Soomaaliyeed oo muddo afar maalin ah ka socday caasimadda. Shirkaan oo ay soo qabanqaabisay dowladda faderaalka Soomaaliya, ayaa waxaa culimada ay uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Pakistan iyo Ruush oo ku heshiiyay in ay taageeraan Taliban Dowladaha Ruushka iyo Pakistan ayaa wadahadal ay ka yeesheen xaaladda dalka Afgaanistan waxa lagu sheegay in loo baahana yahay in taageero la siiyo kooxda Taliban ee la wareegtay talada Afganistan.…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib U Milicso: 32 Sano Guurada Ceyrintii Keligii taliye Siyaad Barre, Xusuus iyo Ka Fogaanshiyaha Keligii taliye Kale! Maanta waa 26-ka January 2023, waxaa 32 sano laga joogaa markii ay burburtey dowladnimadii Soomaaliya, oo caasimadda laga saaray keligii taliye Siyaad Barre. Hadaba Maxaa Keeney In Dowladdas Militariga Aheyd…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo ku guulaysatay darajada sareysa ee Hawada Dowladda Soomaaliya ayaa ku guulaysatay in hawada dalka ay kamid noqoto kuwa ugu wanaagsan ee guud ahaan caalamka oo dhan. Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada marwa Fardowsa Cismaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay safiirka UAE Gudoomiyaha hayadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi. Kulanka oo ka dhacay xarunta Safaarada…