Madaxweyne Xasan oo Magacaabay Ergay Cusub iyo Lataliyaha Arrimaha Shidaalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga Khayraadka dalka ayaa magacaabay Ergeyga Gaarka ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ra’iisulwasaarihii hore Malaysia oo Isbitaal la dhigay Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka Malaysia Mahathir Mohamad, ayaa la dhigay isbitaal ku yaallo magaalada caasimadda ah ee Kuala Lumpur, kadib markii laga helay xanuunka corona virus. Mahathir ayaa malaysia hoggaaminaye…
1 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamsa oo warbixin ka dhageystay madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay madaxa bangiga adduunka ee Soomaaliya Mss Kristina Svensson. Kulanka ayaa looga hadlay dadaaladda banguga adduunka uu ka wado Soomaaliya…
1 daqiiqo Madaxweyne Deni oo Magacaabay Hoggaanka Ciidamada Daraawiishta iyo Asluubta Puntland Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa wareegtooyin ka soo baxay xafiiskiisa waxaa lagu magacaabay Taliyaha guud ee ciidamada daraawiishta Puntland, Abaan duulaha ciidamada daraawiishta, taliyaha ciidamada Asluubta Puntland…
1 daqiiqo Kenya : Tirinta codadka gobalada qaar oo la amray in lagu noqdo Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa amartay in dib loogu noqdo tirinta codadka 15 xarumood, xilli weli ay socoto dhageysiga dacwadda ka dhanka ah natiijada doorashada Kenya ee uu soo…
1 daqiiqo Akhriso: Dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay Gobalka Hiiraan Wararka naga soo gaarayo deegaanka Ceel-Cadde ee gobalka Hiiraan, ayaa sheegaya in dagaal uu ku dhexmaray deegaanka Ciidamada dowladda iyo ururka alshabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii xubna ka tirsan…
2 daqiiqo Saameynta Abaarta Ay Ku Yeelatay Deegaannada Koonfur-galbeed Abaarta hadda ka jirta guud ahaan Soomaaliya ayaa noqoneysa tii ugu saameynta badneyd, uguna darneyd 10-kii sano ee lasoo dhaafay iyada oo dowladda Soomaaliya ay xog rasmi ah ku sheegtay…
1 daqiiqo TPLF “waxaan dagaalameynaa dagaal difaac ah”! TPLF ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay wadahadllo ay la gasho dowladda federaalka ah ee Itoobiya, balse ay sii wadayaan dagaalka inta ay xoojinayaan gacan ku haynta gobalka dhaca…
1 daqiiqo Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad Gobaleedyada oo Xiriirkii U Jaray Wasaaradda Maaliyadda Federaalka Wasaarahada maaliyadda dowlad gobaleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka, ayaa sheegay in ay gebi ahaanba xiriirkii u jareen wasaaradda maaliyadda DFS. Kulan dhanka fogaan aragga ah oo dhexmaray wasiirada maaliyadda…
2 daqiiqo Jabhadda TPLF oo Ka Hadashay Dagaalka Itoobiya, Xilli ay Fariin u Dirtay Soomaalida Dagaalka u dhaxeeya ciidanka dowladda federalka Itoobiya iyo xoogagga Jabhadda Tigray ayaa galay maalintii Todobaad, TPLF waxay qabsatay magaalada Qobbo oo ay ka baxeen ciidamada Itoobiya kaddib markii dhulka buuraleyda…