1 daqiiqo Sheeko:War RW Cabdiweli: Weeraradii lagu qaaday dowladda waxaa fududeeyay hub yaallay Muqdisho Ra’iisulwasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ku tilmaamay howl gallada hub ka dhigista ee Mudisho ka socda mid lagaga hor tagayo dhibaatooyin uu sheegay in ay maleegayaan xarakada Al-Shabaab. Ra’iisulwasaare Cabdiwali…
2 daqiiqo Sheeko:War Nicholas Kay: taageeridda Puntland waa ay sii socon doontaa Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay oo maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey sannad guuradii koowaad ee xafiiska UNSOM oo ka dhacday Garowe ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xeraale iyo Dhuusa-mareeb oo loo sameeyay xarumo ay ku shaqeeyaan Maamulka gobolka Galgaduud ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xariga ka jaray xarumaha maamulka deegaanka Xeraale iyo degmada Dhuusa-mareeb kadib markii dayactir lagu sameeyay. Maamulka gobalka waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka war bixiyay socdaalkiisii Turkiga iyo Sweden Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdidsho ayaa soo dhoweeyay howl-galka lagula dagaalamayo hubka sharci darrada ah ee ka socda Muqdisho. Guddoomiye Xasan Maxamed Xuseen Muungaab…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada AMISOM oo ka baxaya garoonka kubadda cagta Muqdisho Taliska ciiidanka AMISOM ee magaalada Muqdisho ayaa maanta sheegay in ay faarujin doonaan garoonka kubadda cagta Muqdisho. Hadalkan waxaa manta shir jaraa’id ku sheegtay ku simaha ergeyga midowga Afrika u…
1 daqiiqo Sheeko:War Nicholas Kay oo maanta gaaray Garoowe Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, isagoo halkaasi wada hadalo kula yeelanaya maamulkaasi. Kay ayaa la sheegay in uu …
2 daqiiqo Sheeko:War Ismaaciil Hurre: Dowladda ha ka hadasho go'aanka Kenya ka gaartay qaxootiga soomaalida Wasiirkii hore ee arimaha dibadda Soomaaliya Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in ay ururka Midowga Afrika iyo IGAD u gudbiso hadal ka soo baxay dowladda Kenya.…
2 daqiiqo Sheeko:War Duqa magaalada Muqdisho oo la kulmay dhigiisa Stockholm Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden kula kulmay duqa Magaalada Stockhom Sten Roland Nordin. Labada Duq Magaalo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Saraakiisha dowladda ee Gedo oo sheegay in ay ku sii jeedaan Baar-dheere Taliska ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa sheegay in goor dhow uu bilaabanayo wajigii labaad ee dagaalka ay kula jiraan xarakada Al-Shabaab. Kornayl Cismaan Nuux Xaaji oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Heshiis laga gaaray xiisad ka taagnayd Caabudwaaq Heshiis rasmi ah ayaa lagu soo waramayaa in laga gaaray dagaal beeleedkii dhowaan ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud. Kulan ballaaran oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud…