1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafka canshuurta ee u dhaxeeya wasaaradda maaliyadda iyo maamulka gobalka Banaadir oo la dhameynayo (Dhageyso) Gudiga Maaliyada Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in la dhamayn doono maalmaha soo aadan khilaafka ku saabsan canshuur qaadista ee u dhaxeeya Wasaarada Maaliyada xukuumada Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya oo isku shaandheyn lagu sameeyay (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah golahiisa wasiirada, waxaana xilalkooda loo kala wareejiyay wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm oo aad ku maqli doontaan qodobo dhawr ah. Waxaa idiin soo gudbinaaya wariyaasheena kale ah Maxamed Cabdi iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warbixin ku saabsan Iskaabulnimada (Faa’ido mise khasaaro) Nolosha Iskaabulnimada ayaa ah mid ay ku nool yihiin dhalinyaro badan , kuwaas oo u arka in taasi aysan wax u dhaama, marka loo eego kuwa reeraha leh. Soomaalida waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nugaal: Ilaalinta deegaanka iyo Duur joogta oo maanta laga hadlay (Dhageyso) Waxaa maanta degmada Eyl ee gobalka Nugaal lagu qabtay kulan balaaran kaa oo looga hadlaayay ilaalinta deegaanka iyo Duur joogta, kaa oo saacado badan socday Kulankaan ayaa waxaa wada qaatay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas oo iska fogeeyay eedeyn dhawaan uga timid Kooxda la socodka xayiraadda hubka ee Soomaaliya Iyo Eritrea (Dhageyso) Madaxwaynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si kulul u beeniyay eedeymo ay u soo jeedisay Kooxda la socodka xayirada hubka ee saran Soomaaliya Iyo Eritrea. Kooxdan ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob ay ku diirsadeyn dadka iyo duunyada oo ka da’ay deegaano ka tirsan gobalka Gedo Degmada Luuq ee gobalka Gedo iyo deegaano hoostaga degmadaasi ayaa lagu soo waramayaa in ay ka da’een roob ay ku diirsadeyn dadka iyo duunyada halkaasi ku nool. Deeganada roobka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amaanka degmada Waajid oo shaki la geliyay ka dib is qab qabsi dhanka maamulka ah (Dhageyso) Gudoomiyaha degmada Waajid ee Gobalka Bakool Cabdullaahi Aadan Yariisoow ayaa sheegay in degmadaasi ay kusoo fool leedahay dayac dhanka amaanka ah ka dib markii uu sheegay in shaki lageliyay maamulkiisa.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaadna maqli doontaan Warar iyo wareysiyo xiido badan. Barnaamijkeena Waxaa saaka idiin wada Wariyaasheen Maxamed Abuukar Kulmiye iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha gobalka Gedo Maxamed Cabdi kaliil oo qaadacay shirkii ku soo dhamaaday Garbahaareey (Dhageyso) Gudoomiyaha gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa kasoo horjeestay shirkii dhawaan kusoo dhamaaday magaalada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo. Waxa uu sheegay in shirkaasi shaqsi ahaan lagu qalday loona sheegay…