1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaq loo diray beelihii ku dagaalamay deegaanada Deefoow iyo Kabxanleey ee gobalka Hiiraan (Dhageyso) Ururka la dagaalanka qabyaalada ayaa ku baaqay in la dhameeyo colaada iyo qilaafyada gacan kahadalka dhaliyay ee ka jira deegaanada Deefow iyo Kabxanley ee gobolka Hiiraan. Gudoomiya ururkaas Xildhaabanad hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaan barnaamijka kusoo qaadan donnaa Warar iyo Wareysiyo, sidoo kale waxaad ku maqli doontaa xubnihii joogtada ahaa ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Magaalada B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa ku waramaaya in halkaasi uu ku wajahan yahay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi la socday. Wariyaasha Goobjoog Fm…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Xasan Sheekh “Dalkaan ma degaayo ilaa inta ay jirto meel aan dowladda ka talin” Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jeediyay khudbad soconaysay in ka badan 20 daqiiqo, waxaana uu kaga hadlaayay arimo badan oo dalka ka jira. Madaxweynaha ayaa hadalkiisa ku bilaabay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon caan ah oo lagu dhaawacay degmada Afgooye (Dhageyso) Rag hubaysan ayaa xalay waxay degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose ku dhaawaceen mid kamid ah nabadoonada ugu caansan degmadaasi. Nabadoon Xuseen Jiis oo aad looga yaaqaano degmada Afgooye ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Kulan amniga looga hadlayay oo dhacay & qodobo lasoo saaray Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay kulan balaaran oo looga hadlaayay amaanka guud ee magaalada Muqdisho, iyadoona qodobo lagu sugaayo amaanka lasoo saaray. Kulankaan ayaa waxaa isugu yimid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga hormarinta Islaamka oo qalab caafimaad ugu deeqay Isbitaalka Garoowe (Dhageyso & Sawiro) Bankiga Islaamka ayaa qalab caafimaad oo kala duwan soo gaarsiiyay Wasaradda Caafimaadka maamulka Puntland, kuwaas oo loogu tala galay in la gaarsiiyo dhowr isbitaal oo ku yaala deegaanada maamulkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ban Ki-moon oo dalbaday in la dar dar geliyo ololaha lagula dagaalamo Burcad Badeeda Soomaalida Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Jeffrey Feltman ayaa usoo gudbiyay xubnaha golaha amaanka, warbixin uu soo bandhigay xoghayaha guud ee qaramada midoobay Ban Ki-moon oo uu ku tilmaamayo in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fowsiya Yuusuf “Hay’ad caalami ah ayaa ii sheegtay in dalka ay kusoo wajahan yihiin ciidamada Sera Leone, Ebola ayaa dalkaas ka jira” (Dhageyso) Wasiirkii hore ee Arimaha dibadda dowladda Soomaaliya ahna mudane ka tirsan baarlamaanka ayaa sheegtay in dalka ay kusoo wajahanyihiin ciidamadii Sera Leone ee dhawaan la sheegay in loo diiday dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ku dhawaad boqol arday oo maanta siminaar Afka Soomaaliga ah uga furmay Akadeemiyadda Warbaahinta Soomaaliyeed Waxaa maanta xaruta Somali Media Academy ee magaalada Muqdisho ka furmay koorso deg deg ah oo lagu baran doono naxwaha afka Soomaaliga iyo Mideynta qoraalka taa oo socon doonta muddo…