1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ansixiyay sharciga Kaluumaysiga dalka Kulan ay maanta xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay ku meel mariyeen sharciga Kaluumaysiga dalka. Sharcigaan ayaa horay waxaa usoo gudbiyay wasaaradda Kaluumaysiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG:- Qarax qasaare geystay oo goor dhaw ka dhacay Wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho Qarax qasaare geestay ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Shaqaalaha, wadada Makka Al-mukarrama ee Magaalada Muqdisho. Wararka waxay sheegayaan in qaraxaan uu ku xirnaa Gaari yar oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada maamulka KMG ee Jubba iyo kuwa AMISOM oo dagaal ku qabsaday deegaanka Kudhaa ee Jubada Hoose (Dhageyso) Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka KMG ee Jubba iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in saaka uu ka dhacay deegaanka Kudhaa ee gobalka Jubada Hoose, waxaana dagaalka uu ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dibadbax ka socda xaafadaha magaalada Baladweyne (Dhageyso) Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconaayo dibadbax lagu taageerayo ciidamada Jabuuti ee ka mid ah AMISOM. Dibadbaxaan ayaa ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana ku maqli doontaan warar iyo wareysiyo. Barnaamijkeena waxaa daadihinaya Wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wejiga Labaad ee Shirka Midnimo oo lagu wado in Garbahaareey uu ka furmo (Dhageyso) Magaalada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa lagu wadaa in uu ka furmo wajiga labaad ee Shirkii Wajigiisii kowaad dhawaan lagu soo gaba gabeeyay degmadaasi, waxaana shirkaan loogu magacdaray Midnimo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Caabudwaaq oo sheegay in ay ku guuleysteen xalinta xiisado degmadaasi ka taagnaa (Dhageyso) Maamulka Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay ku guulaysteen xal ka gaarista xiisado gacan ka hadal ah oo ka tagnaa Degmadaasi. Hadalkan Waxa Goobjoog FM u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xarago “Gurmad aynu ka uruurinay shacabka gobalka Bari ayeeynu Gedo u wadnaa” (Dhageyso) Nabadoon Cabduqaadir Xarago oo ka mid ah Gudi ku hawlan sidii loogu gurman lahaa Qoysaska abaaruhu ay saameyeen ee ku nool Gobolka Gedo, ayaa sheegay in todobaadkan Gurmadkii ugu horeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeylo dhaan kasoo yeertay maamulka degmada Yeed ee gobalka Bakool (Dhageyso) Maamulka Degmada Yeed ee Gobolka Bakool ayaa xaalada Degmadaasi ku tilmaamay mid go’doon ah, ka dib markii mudo badan halkaasi aysan gaarin wax Gadiid Xamuul ah ama Gargaar kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo kala duwan loogana arinsanayo doorashooyinka 2015 ee Somaliland oo hargeysa ka socda (Dhageyso) Magaalada Hargaysa ee Maamulka Somaliland waxa ka soconaya kulamo Siyasadeed oo dhamaantooda diirada lagu saarayo doorashooyinka la filayo in ay ka dhacaan halkaasi sanadka 2015-ka. Wadooyinka Magaalada Hargaysa waxa lagu…