1 daqiiqo Sheeko:War Madaxwayne Xasan oo Muqdisho kula kulmay wafdi ka socda Denmark Madaxwaynaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa isla Muqdisho kula kulmay wasiirka Ganacsiga iyo horumarinta dowladda Denmark Mogens Jensen. Kulankan…
2 daqiiqo Sheeko:War Goobjoog FM oo booqatay guriga Kamaal Rajab Dayib Erdogan Goobjoog FM ayaa maanta booqatay hoy(aqal) ka sameysan bac oo ay ku noolyihiin qoysas barakacayaal ah gudaha magaalada Muqdisho. Qoysaskan ayaa ku nool xero ku taalla degmada Wadajir ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:War AMISOM oo magaalada Marka looga mudaaharaaday Deganaansho caga badan ku taagnayn ayaa laga dareemayaa Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose halkaasi oo labadii Maalmood ay ka dhacayeen Bananbaxyo lagaga soo horjeedo Ciidamada howlgalka midowga Africa…
1 daqiiqo Sheeko:War RW Cabdiweli: Guul ayaan ka gaarnay hirgelinta maamullada dalka Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Shiikh Axmed Maxamed ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay ku guulaysatay hirgelinta qaar ka mid ah Maamullada Dalka. Waxa uu sheegay Ra’iisulwasaare Cabdiweli Shiikh…
1 daqiiqo Sheeko:War Xil.Jeesow: Dowladda si sharciga waafaqsan ha u maareyso hub ururinta Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Ammaaanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Dowladda ku dhiira galiyay in hannaan sharciga waafaqsan ay u marto Aruurinta hubka sharci darrada ee yaalla Magaalada Muqdisho. Guddoomiye ku…
2 daqiiqo Sheeko:War Jaaliyada Soomaalida ee Turkiga oo soo dhoweeyay guusha Erdogan Jaaliyada Soomaalida ee Dalka Turkiga ayaa soo dhaweeyay doorashadii Madaxtimo ee uu ku guulaystay Ra’iisal wasaaraha xilka ka sii dagaya ee dalkaas Receb Dayib Ordagan. Xoghayaha Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka…
1 daqiiqo Sheeko:War RW Cabdiweli oo haweenka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka qayb qaatan dhismaha dalka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa ka qayb galay kulan ay soo qaban qaabisay wasaaradda haweenka iyo xuquuqda aadanaha ee xukuumadda federaalka, kaasoo looga hadlayey kaalinta haweenka ee nabadda…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland iyo Imaaraadka Carabta oo Boosaaso heshiis ku kala saxiixday Madaxweynaha maamulka Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu booqasho gaaban ku tagay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Gaas ayaa magaalada boosaso u tegey inuu la kulmo wafdi…
1 daqiiqo Sheeko:War AMISOM oo ka hadashay eedaymo dhowaan Dowladdu u jeedisay Taliska Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ayaa sheegay inay Goor dhow weerar ku qaadayaan deegaanada ay Xarakada Al-Shabaab ka Joogaan Gobollada Dalka. Lydia Wanyoto oo ah haweeneyda sii hayaha u ah…
6 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta ganacsiga billaha ah ee goobjoog FM (July) WARBIXINTA GANACSIGA BILLAHA AH EE GOOBJOOG FM. 1.0 Horudhac Bil walba horaanteeda GOOBJOOG FM waxa ay idiin soo gudbisaa warbixin ku saabsan Isbadalka Sarifka lacagaha qalaad ee bishii tagtay ,…