1 daqiiqo Sheeko:War Xil.Dhalxa: Madaxda dowladda ayaa masuul ka ah dhibaatada ka dhalata federaalka Guddoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa ayaa sheegay in madaxda ugu sareyso Dalka ay qaadayaan Masuuliyadda Dhibaatooyinka ka yimaada Hirgalinta Nidaamka Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo cabsi laga muujiyay in ay mar kale ku soo laabato macluushii 2011-kii Muddo saddex sano kadib ayay hay’adaha gargaarka cabsi baahsan ka muujiyeen inay dib u soo laabato macluushii ka taagneyd Soomaaliya. Hadalkan ayaa lagu sheegay war saxaafadeed ay maanta soo saareen…
2 daqiiqo Sheeko:War Beledweyne oo looga hadlay dagaalada Deefow Wafdigii dhex dhexaadinta ahaa ee Dowladdu ay u dirtay Gobolka Hiiraan ayaa Beledweyn kulan kula qaatay Odayaasha Beelihii ku Dagaalamay deegaanka Deefoow ee Gobolkaasi. Wafdigan oo isugujira wasiirro,Xildhibaano ka soojeeda…
1 daqiiqo Sheeko:War Taliyaha cusub ee booliska DFS oo xilka la wareegay Munaasabad uu xilka Kula wareegayay Taliyaha Cusub ee Ciidamada Booliska Dowldda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Taliska Ciidamada Booliska ee Jeneraal Kaahiye. Munaasbadan waxaa ka soo qeyb galay wasiir…
1 daqiiqo Sheeko:War Dad ku dhaawacmay qaraxii Kismaayo oo Muqdisho la soo gaarsiiyay Waxaa laga dayrinayaa xaaladda caafimaad ilaa 3ruux oo ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay magaalada Kismaayo oo la soo gaarsiiyay Magaalada Muqdisho. Mid kamid ah dadkii dhaawaca ka soo qaaday Magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo qeylo dhaan ka soo saartay xaalada nololeed ee degmada Tiyeegloow Guddoomiyaha degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool ayaa Dowladda federaalka Soomaaliya ugu baaqay in loo istaago wax ka qabashada Xaaladda Nololeed ee Shacabka dagmadaasi oo aad u liidata. Degmada Tiyeegloow oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddi ka tirsan baarlamaanka dalka oo ku eedeeyay madaxda dowladda inay iska hor keenayaan shacabka Guddiga Arrimaha gudaha iyo Maamul u samaynta gobollada dalka ee golaha baarlamnaaka federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda Dowladda ku eedeeyay inay gaareen go’aano iska hor keenaya qabaa’ilka Soomaaliyeed. Xildhibaan Daahir Amiin…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka KMG Jubba oo dad u soo qabtay abaabulka qaraxyo Saraakiisha ciidamada ammaanka Maamulka KMG ee Jubba ayaa sheegay inay dad u soo qabteen abaabulka qaraxyo dhawaan ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Kornayl Maxamed Kheyre Dhuxulow…
1 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda Soomaaliya oo dhex-dhexaadinaysa beelihii ku dagaalamay Deefow Wafdigii dhex-dhexaadinta ahaa ee Dowladda federaalka Soomaaliya ay u dirtay Gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu wadaa inay la kulmaan odayaal ka soo jeeda Maleeshiyaadkii ku Dagaalamay deegaanka Deefoow ee Gobolkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:War Taliska AMISOM oo fariisimo cusub ka sameystay Jowhar Ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM oo xarumo mileteri ka sameystay duleedyada iyo bartamaha Magaalada Jowhar ayaa bilaabay dhaq dhaqaaq ciidan oo la sheegay in looga hor tagayo weerarada…