1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo si gaar ah loogu tababaray sugida ammaanka Cadaado oo uu shir ka furmayo Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in uu soo gabagaboobmay tababar dhanka ammaanka ah oo la siiyay ciidamada maamulka si ay u sugaan ammaanka magaalada Cadaado oo lagu wado in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Hormuud Foundation oo gurmad gaarsiisay Gedo Hay’adda Hormuud Foundation ayaa sheegtay in ay gurmad biyo dhaamin ah u samaysay qaar kamid ah dadka ay saamaynta xun ku yeesheen abaaraha ka jira gobollada Koofurta iyo bartamaha. Madaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howl gal lagula dagaalamayo waxyaabaha maanka dooriya oo laga bilaabay Jowhar Guddoomiyaha degmada Jowhar Maxmed Cabdulle Caqiil ayaa sheegay in marna aysan u dul qaadan doonin in gudaha magaladaasi lagu iibiyo waxyaabaha maanka dooriya. guddoomiyaha oo maanta oo Khamiis ah warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab jaray wadooyinka oo ka da’ay gobolka Hiiraan Roobab ka da’ay gobolka Hiiraan ayaa jaray wadooyin mara gobolkaas kaas oo culays ku keenay isku socodka gawaarida ee adeegsan jiray deegaanada dhaca duleedka gobolka Hiiraan. Wariyaha Goobjoog FM Shukri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi uu hogaaminayo Nicholas Kay oo gaaray Kismaayo Wafdi uu hogaaminayo ergeyga qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo. Wariye ka tirsan GoobjoogFM ayaa soo sheegay in masuulku ay soo dhoweeyeen xubno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin ku saabsan dagaal ka dhacay duleedka Beledwayne (Dhageyso) Warar dheeraad ah ayaa saaka oo Khamiis ah laga helayaa dagaal ciidamada maamulka la baxay Westa Land iyo kuwa xarakada Al-Shabaab ku dhax maray deegaano isku xira gobollada Hiiraan, Bakool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta qaar ka tirsan deegaanada J/hoose oo maqan xilli howl gallo ay socdaan Ciidamada maamulka ku-meelgaarka Jubba oo gacan militiri ka helaya kuwa AMISOM gaar ahaan ciidanka Kenya ayaa hawl gallo la sheegay in ammaanka lagu sugayo waxa ay ka wadaan deegaano hoos…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Malaaq Shiino: Dhammaad ayuu marayaa shirka lagu dhisayo maamulka 3-da gobol (Dhageyso) Odayaasha dhaqanka ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa sheegay in heer gaba gabo ah uu marayo shirka lagu dhisayo maamulka ka kooban saddex gobol ee kala ah Shabeellaha hoose, Baay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha Kenya oo dib ugu noqday Nairobi Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa saaka dib ugu laabtay magaalada Nairobi maalin kadib markii uu noqday madaxwaynihii ugu horreeyey isagoo xil haya hor taga maxkamadda dambiyada adduunka. Markii uu gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Shaqada: Macquul ma ahan in dhalinyarada dhan la shaqaaleysiiyo (Dhageyso) Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in suurta gal aysan ahayn in dowladda ay shaqaaleysiiso inta badan dhalinyarada Soomaaliyeed. Wasiirka wasaaradaasi Luqmaan Ismaaciil Maxamed ayaa xusay in…