1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Maxamuud Cali Magan: Shirka Magaalada Garbahaarey waa mid wada tashi ah Xildhibaan Maxamuud Cali Magan ayaa sheegay in shirka ka socda Magaalada Garbaharay uu yahay mid wada tashi ah oo ay ka qayb galayaan inta badan beelaha wada dega Gobolka Gedo.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Uhuru Kenyatta oo maxkamadda caalamiga ee dambiyada hortagay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta oo arbaca ah abaarihii 11-kii subaxnimo kasoo hor muuqday maxkamadda caalamiga ee dambiyada, halkaasi oo uu ku wajahayo eedeymo la xiriira dambiyo ka dhan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha dalka oo dib ugu soo laabtay Muqdisho Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay maanta magaalada Muqdisho kadib gudashada waajibaadka xajka oo uu sandkan u tagay boqortooyada Sucuudiga.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoobiyeyaal la isku weydaarsaday deegaanka Buulo Gaduud Tiro hoobiyeyaal ah ayaa lagu soo waramayaa in ciidamada maamulka ku-meel gaarka Jubba oo kaashanaya kuwa AMISOM iyo xarakada Al-Shabaab ay isku weydaarsadeen deegaanka Buulo Gaduud ee gobolka Jubbada hoose.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha Kenya oo maanta hor tagaya maxkamadda ICC Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa lagu wadaa maanta oo Arbaco ah in uu hor tago maxkamada dambiyada culus ee ICC oo ku taalla wadanka Holland. Kenyata ayaa maalinkii shalay xilka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo howl gal ka fuliyay deegaanka Goof Gaduud Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ka socda Itoobiya ayaa howl gal baaritaan ah maanta ka bilaabay deegaanka Goof Gaduud ee gobolka Baay. Guddoomiyaha maamulka deegaankaasi Axmed Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Cadaado oo la adkeeyay xilli dhowaan uu shir ka furmayo (Dhageyso) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in aad loo adkeeyay amniga degmada Cadaado oo dhowaan uu ka furmayo shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ee dalka. Afhayeenka maamulka Ximan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Xamar jajab oo baaraya khasaaraha iska hor imaad ka dhacay nawaaxiga dekeda Muqdisho Maamulka degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay baaritaan ku hayaan khasaarihii ka dhashay rasaas ay nawaaxiga dekedda Muqdisho isku weydaarsadeen ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo oo ku eedeeyay Somaliland weerar khasaare sababay oo lagu qaaday Saax dheer (Dhageyso) Maamulka Khaatumo ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland weerar dad ay ku dhinteen oo lagu qaaday deegaanka Saax dheere ee gobolka Sool. Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Khaatumo Maxamuud Sheekh Cumar Xasan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal caawa Muqdishu ku dhex maray labo ciidan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya. Dagaal khasaare gaystay ayaa caawa ka dhacay Agagaarka Dekada weyn ee Magaalada Muqdisho, Dagaalka ayaa u dhexeeyay Ciidamada Booliiska iyo Nabad sugida oo kawada tirsan Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.…