1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka gobolka Banaadir oo ku baaqay ka qeyb galka dhismaha xarunta Fiisha Gufeyrno Maamulka gobalka Banaadir ayaa ka dalbaday ganacsatada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed inay si hagar la’aan ah uga qeyb qaataan dhismaha xarunta Fiisha Guweyrno ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka maamulka Cali Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:War Taliska ciidamada DS ee Bakool oo ka hadlay saraakiil ka soo goostay Al-shabaab Taliska ciidamada xooga dalka ee gobalka Bakool ayaa sheegay in gacmo furan ay kusoo dhaweyn doonaan cid walba oo ka baxda Al-shabaab kuna biirta dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Cabdiraxmaan Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:War Xasan Sheekh: Soomaaliya weli uma qaabeysna nidaamka federaalka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya weli aanay u qaabeesaneen nidaamka, Shuruucda iyo Tiirarka Federaalka loogu tala galay in lagu dhiso. Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Qoysas noloshoodu liidato oo deeq afur ah loogu qeybiyay Muqdisho Bisha Cas ee dowlada Imaaraadka Carabta ayaa maanta Qoysas iskugu jira Barakacayaal iyo kuwa danyar ah u qaybisay Raashin afurin ah, kuwaasi oo ku dhaqan xeryo ku yaalla degmooyin dhowra oo ka tirsan magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:War Masuul ka tirsan Puntland oo maanta shil gaari ku geeriyooday Waxaa maanta shil gaari ku geeriyooday guddoomiye ku xigeenkii hore ee Degmada Gaalkacyo xilli uu ku sii jeeday magaalada Gaalkacyo. Cabdi Cismaan Faarax (Ciiro) ayaa ka mid ahaa Xildhibaanada Cusub…
2 daqiiqo Sheeko:War Barakacayaal raashin afur ah loogu qeybiyay Muqdisho Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa galabta qoysas isugu jira Barakacayaal iyo kuwa danyar ah u qaybisay deeq Afurin ah, kuwaasi oo ku nool xeryo ku yaalla degmooyin dhowra…
1 daqiiqo Sheeko:War Bashiir Goobe oo maanta ku biiray baarlamaanka Soomaaliya Taliyihii hore ee Hay’ada Nabadsugida Qaranka Soomaaliya Genaraal Bashiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobe ayaa maanta ka mid noqday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ,kadib markii maanta Baarlamaanka lagu Hor dhaariyey. Xidhibaannada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda Soomaaliya oo siyaasiyiin ku eedeysay hurinta colaada Hiiraan Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in siyaasiin ay ka qayb qaadanayaan hurinta dagaal beeleedyada ka jira gobolka Hiiraan. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta soo xiraya kal fadhigii afraad Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gunaanadayaa Kal fadhigii afraad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, wariye ka tirsan Goobjoog FM oo ku sugan gudaha hoolka shirarka ayaa sheegay in Madaxweynaha dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:War Barakacayaal guryo loogu dhisay degmada Caabuduwaaq Qoysas Barakacayaal ah oo ku nool degmada Caabuduwaaq ayaa ka faa’ideystay mashruuc guryo loogu dhisayay qoysaskaasi Maamulka degmada Caabuduwaaq ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dadkan baahi ay u…