1 daqiiqo Sheeko:War Xoolo dhaqato aano qabiil loogu dilay duleedka Dhuusa-mareeb Labo nin oo xoolo dhaqato ah ayaa maanta aano qabiil loogu dilay duleedka dagmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Dilkan ayaa ka dhacay deegaanka “Dhaban Dhul ku heys” oo ilaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Danyar raashin afur ah loogu qeybiyay degmada Hodan Dad tabaalaysan oo ku dhaqan degmada Hodan ayaa manta ka faa’iidaystay raashin afurin ah oo ay bixinayso bisha Cas ee dowladda Imaaradka Carabta oo loogu tala galay dadka aadka dhaqaalahoodu…
1 daqiiqo Sheeko:War Qaar ka tirsan xafiisyada Dahabshiil ee Jubbada dhexe oo la xiray Waxaa gebi ahaan albaabada la isugu laabay xafiisyada shirkadda xawaaladda Dahabshiil ay ku leedahay qaar ka tirsan degmooyin hoos yimaada gobolka Jubbada dhexe, kadib markii lagu war galiyay amar ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir oo gunno dhimis lagu sameeyay Maamulka gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeysay go’aamiyay in isbedal uu ku sameynayo gunnooyinka ay qaataan hawlwadeenada maamulka gobolka Banadir. Gunno dhimistan oo socon doonta muddo lix bilood ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Iska hor imaad xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaanka Faafax dhuun ee Gedo (faahfaahin) Isk hor imaad khasaaro geystay ayaa xalay saqdii dhexe deegaanka Faafax dhuun ee gobolka Gedo ku dhex maray ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya, kuwa Kenya iyo xarakada Al-Shabaab. Waxaa lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:War Xarakada Al-shabaab oo xalay weerartay garoonka diyaaradaha Baydhabo Rag ka tirsan xarakada Al-Shabaab ayaa xalay weerar madaafiic ah ku qaaday garoonka diyaaradaha iyo madaxtooyada magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Waxaa lagu soo waramayaa in la maqlayay daryanka madaafiicda…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka jaamacadda SIU oo ka hadlay meydad ay ka soo qaadanayaan Kenya Maamulka jaamacadda caalamiga ah ee Soomaaliya (SIU) oo dhawaan hishiis meydad lagu siinayo la gashay jaamacad ku taalla dalka kenya ayaa sheegay in culimaa’udiinka ay kala tashadeen meydad looga soo…
1 daqiiqo Sheeko:War Faahfaahinta duqeymo diyaaradaha Kenya ay ka geysteen Gedo Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaarihii ka dhashay duqeymo diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ay ka geysteen deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Waxaa lagu soo waramayaa in shalay…
1 daqiiqo Sheeko:War Duqeymo galabta ka dhacay Baydhabo Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa sheegaya in ay galabta magaalada ka dhaceen madaafiic waa weyn oo daryankooda laga maqlay magaalada oo dhan. Inta la…
2 daqiiqo Sheeko:War Barakacayaal ku dhaqan degmada Cabdilcasiis oo la gaarsiiyay raashin afur ah Qoysas dan yar ah oo ku dhaqan degmada Cabdi Casiis ee gobolka Banaadir ayaa ka faa’iidaystay raashin bisil oo afur iyo casho ah kaasi oo ay bixinaysay Bisha Cas ee…