Maxay Ka Wadahadleen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisulwasaaraha Itoobiya? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa wadahadallo laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed iyo Golehiisa Xukuumadda, kaas oo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Faarax Sh. Cabduqadir : Laga bilaabo maanta aanay Wasaaradda Waxbarasshadu wax qarash ah aanay ka qaadeynin Shahaadada Ardeyda dugsiga Sare Wasiirka waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee dowladd federaalka ah Soomaaliya Faarax Sheekh Cabduqadir, ayaa sheegay in wasaaradda ay joojisay lacagihii ay ka qaadi jirtay ardayda soo dalbaneyso shahaadada. Faarax…
1 daqiiqo Mas’uuliyiin Heer Federaal ah oo gaaray gobalka Hiiraan Xildhibaan Maxamed Ibraahim Mucalimuu, ayaa gaaray magaalada Buulo-burte ee gobalka Hiiraan, halkaas oo uu kaga qayb galayo howlgallada la dhanka ah ururka Al-shabaab. Mucalimuu ayaa sheegay in ay ka qayb…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Shiikh oo Lagu Soo Dhoweeyay Addis Ababa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ugu billaabatay dalka aan dariska nahay ee Itoobiya, taas oo dhammeystir u ah socdaalka uu ku maray dhammaan…
1 daqiiqo Saraakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo qaadanaya tababar kor loogu qaadayo hufnaanta howlgallada Tababar socon doona muddo todobaad ah oo kor loogu qaadayo hufnaanta maamulka hantida booliiska ayaa uga furmay magaalada Muqdisho ee Soomaaliya saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Waxaa ka qeyb…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan oo Ku Wajahan Itoobiya, Muxuu Kala Hadlayaa Madaxda Dalkaas? Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ku wajahan magaalada Aadis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib casuumaad uu ka helay Ra’iisulwasaare Abay Axmed. Madaxweynaha ayaa waxaa…
1 daqiiqo Qaar Kamid Golaha Wasiirrada Kenya oo Lagu Dhawaaqay iyo Aadan Barre Ducaale oo Ku Jira Madaxweynaha wadanka Kenya William Ruto oo goordhow oo maanta ah ku dhawaaqay qaar kamid ah golahiisa wasiirrada cusub, waxaana ilaa iyo hadda uu soo magacaabay wasaaradaha muhiimka ah, kuwaas oo…
3 daqiiqo Wax ka yar 10 maalmood gudahood waxaa muqdisho isku daldaly labo dhalinyar ahaa, sababtu maxay tahay | Warbixin Wax ka yar toban maalmood gudahood, laba dhacdo oo anfariir leh ayaa ka kala dhacay degmooyinka dharkiinleey iyo deyniile ee gobolka banaadir, taasoo ku saabsan in laba dhalinyar ahaa ay…
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo Gargaar Gaarsiisay Degmada Buulo Burde Ee Gobolka Hiiraan Hey’adda Gargaarka iyo maareynta dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta garagaar gurmad Bani’adannimo ah waxaa ay gaarsiisay deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka, kuwas oo dhowaan ciidanka…
1 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Cadaaladda iyo Garsoorka Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyay shirka guddi hoosaadka golaha wasiiradda ee tiirka Cadaalad iyo Garsoor madax-banan oo maanta looga hadlay dardar-galinta howlaha hortabinta u…