9 daqiiqo Sheeko:War Aqriso wixii u qabsoomay dowladda Federaalka Soomaaliya todobaadkii tagay Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha barlamaanka oo Kampala ku soo xiray shir u socday barlamaanka iyo hay’adaha taageera Guddoomiyaha Golaha SHacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta gelinkii dambe magaalada Kampala ee caasimadda Yugandha ku soo xiray shir u socday Guddoonka barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Rag dil ka geystay waqooyiga Gaalkacyo oo lagu raad joogo Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku raad jooga rag hubaysan oo dilal qorsheysan ka geystay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolkaaasi Axmed Muuse Nuur oo…
1 daqiiqo Sheeko:War DF oo ciidamo boolis ah geyneysa gobolka SHabeelaha Hoose Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorshaynaysa in ciidamo boolis ah la geeyo degmooyinka gobolka SHabeelaha Hoose ee dhowaan gacanta dowladda soo galay. Taliyaha ciidamada booliska gobolka SHabeelaha Hoose Cabdi Ibraahim Shaamoow…
2 daqiiqo Sheeko:War Warbixin: Dhaqaale UNDP-da u qoondeysay Soomaaliya oo aan meel lagu sheegin Sida ay qortay FOX NEWS, Barnaamijka Hor-umarinta Qaramada Midoobey (UNDP) ayaa baaritaan uu sameeyay ku ogaaday in Malaayiin Dollar oo ay u bixisay hay’addaas mashaariic hor-umarineed ee dalka Soomaaliya aanan…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxwayne Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay mas’uul ka tirsan congress-ka Maraykanka Madaxwaynaha Soomaaliya mudane Xasan SHeekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Frank Lobionda oo ka tirsan Kongareska Maraykanka, xubina ka ah guddiyada qaabilsan arimaha ciidamada iyo war-doonka Maraykanka. Kulanka dhex maray…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo dhowaysay go'aankii ka soo baxay maamulka puntland War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Wasiirka Warfaafinta xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya – ayna baahisay warbaahinta dowladda – ayaa lagu sheegey in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Jowhar: Guddomiyaha cusub ee gobolka SH.DHexe oo xilka la wareegaya Guddomiyaha cusub ee dhowaan loo magacaabay gobolka SHabeelaha DHexe Cali Cabdullahi Xussein ayaa maanta gaaray xarunta gobolkasi ee Jowhar. Wafdiga guddomiyaha ayaa waxa magaalada ku soo dhoweeyey Injineer Cabdi Jiinow…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra'iisal wasaare Cabdiweli SHeekh oo gaaray xeryaha qaxootiga Dhadhaab Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli SHeekh Axmed oo maalintii labaad ku sugan dalka Kenya ayaa maanta gaaray xerada qaxootiga DHadhaab, halkaas oo ay ku nool yihiin qaxooti Soomaaliyeed oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada dowladda oo saaka howl-galo ka wada degmada Huriwaa Ciidamada amaanka dowladda ayaa saaka degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir ka wado howl galo kadib markii shalay lagu dilay Taliye ku xigeenkii Nabadsugida degmadaasi Axmed C/raxmaan. Sida uu sheegay mid…