2 daqiiqo Sheeko:War War-murtiyeed ka soo baxay shirka Garowe ee maamulka Puntland iyo xildhibaanada BF War goor dhow naga soo gaaray xafiiska Goobjoog FM ee magaalada Garowe ayaa sheegaya in war-murtiyeed uu ka soo baxay shir maalmahan u socday madaxda Puntland iyo xildhibaano ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:War maamulka KMG Jubba oo ka hadlay ciidamo ku biiray Barre Hiiraale Saraakiil ka kala tirsan maamulka KMG Jubba iyo Barre Aadan Shire (Hiiraale) ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay ciidamo la sheegay in ay ku biireen kuwa ka amar qaata Barre…
1 daqiiqo Sheeko:War Saddex qof oo xalay lagu dilay degmada Warta-nabadda ee Muqdisho Wararka saaka laga helayo degmada Warta-nabadda ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu toogtay saddex qof oo ka mid ahaa dadka deegaanka. Dilkan ayaa dhacay xilli dadkaasi dubnad…
2 daqiiqo Sheeko:War Shir looga hadlayo arrimaha qaxootiga oo maanta ka furmaya Addis Ababa Waxaa maanta oo Arbaca ah lagu wadaa in magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uu ka furmo shir ujeedkiisu uu yahay ka hadlida qaxootiga ko nool gobolka gaar ahaan…
3 daqiiqo Sheeko:War Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka oo soo saaray war murtiyeed ku saabsan xakamaynta hubka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka kulankiisa ahaa 17kii Agoosto 2014 wuxuu Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka dhegeystay warbixin ku saabsan hawlgalada xakameynta hubka iyo sidoo kale siyaasadda ay Xukuumaddu ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Daraasad: Afgaanistaan oo noqotay dalka khatarta ugu ba’an ay kula kulmaan shaqaalaha sama-falka Caalamiga ah Daraasad cusub oo ay baahisay xaruunta baarista ee Human otakamiz ee ka shaqeysa arimaha la xiriira gurmadka bini’aadanimo ayaa sheegaysa in cel-celis ahaan dilka iyo afduubka loo geesto shaqaalaha sama-falka…
1 daqiiqo Sheeko:War Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya oo Hargeysa kula kulmaya Siilaanyo Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya oo booqasho ku jooga magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa ka hadlay booqashada uu ku joogo Somaliland. Kay oo xalay ku hoyday magaalada Hargeysa…
4 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda oo ka hadashay dhimashada hooyada iyo dhallaanka Soomaalida Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo ay taageerayaan saddex hay’adood oo kuwa Qaramada Midoobey ah iyo Urur-goboleedka IGAD, ayaa maanta daaha ka rogey laba hindise oo muhiim ah iyo warbixin si ay…
2 daqiiqo Sheeko:War RW Cabdiweli oo kulan gaar ah la yeeshay agaasimayaasha warbaahinta madaxa banaan Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa habeenimadii xalay ahayd kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee warbaahinta ka howlgasha magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada dowladda oo dad ku soo qabtay howl-gallo ay ka fuliyeen suuqa Bakaaraha Ciidamada booliska iyo kuwa nabad sugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta howl gallo ka fuliyay gudaha suuqa Bakaaraha ee degmada Howl-wadaag. Askarta ayaa isku fidisay wadooyinka waawayn ee gala suuqa…