1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Golaha Ammaanka oo Diiday In Cunaqabeynta Hubka Laga Qaado Soomaaliya Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey oo kulan isugu yimid maalinimadii Khamiista ayaa waxaa looga hadlay macquul ahaanshaha in Soomaaliya xilligaan laga qaado cunaqabateynta Hubka, iyadoo dowladda Soomaaliya ay dagaal kula…
1 daqiiqo Sheeko:War Faah-faafin weerar ku bilowday qarax Is-miidaamin ah oo lagu qaaday Hotel Wehliye Weerar ku bilawdey qarax xooggan ayaa ka dhacey hotelka weheliye ee ku yaal wadada Makah Al-Mukaramah ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dhaliyey dhimasho iyo dhaawac.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaaliya oo saxiixday baaqa caalamiga ah ee ku aadan xakameynta hubka Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa saxiixay baaqa caalamiga ah ee xakamaynta hubka qarxa in lagu isticmaalo goobaha dadweynuhu joogaan.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladaha Soomaaliya iyo Serbia oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Serbia ayaa kulamo Miro dhal ah la yeeshay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka oo fadhi ka yeelanaya cunaqabateynta Hubka ee Saaran Soomaaliya Golaha Ammaanka ayaa Talaadadii go’aamiyay in la meel mariyo qaraarka tirsigiisu yahay 2661, kaasi oo lagu kordhiyay qaraarka tirsigiisu yahay 2607 labo maalmood, illaa 17-ka Nov. Iyadoo dib loo xasuusanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Dubai Ku Booqday Dhaawacyadii Qaraxyadii Soobe Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta booqday Isbitaalka Milateriga magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo lagu daweynayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab siday Shidaal oo lagu duqayay xeebaha dalka Cumaan Markab nooca shidaalka qaada ah oo lala xiriirinayo in uu leeyahay bilyaneer Israa’iili ah ayaa diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka ah ku dhufatay gantaal xilli uu marayay xeebaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo soo saartay digniino su aadan Roobabka la filayo Hey’adda Maareynta Musiibooyinka dowladda federalka Soomaaliya ayaa soo saartay digniino ku aadan Roobabka la filayo in ay dalka ka da’aan Todobaadka sedexaad ee bisha November 2022 inta lagu jiro 15-ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Shirweynaha Saxaafadda Adduunka Ee Magaalada Dubai Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuriyadda Federaalka Soomaalia, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta kaga qeybgaley furitaanka Shirweynaha Saxaafadda Caalamka (Global…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Caalamka oo ka hadashay weerarkii ka dhacay Istanbul Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qarax galabnimadii shalay ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, halkaas oo ay ku dhinteen dad fara badan. Inta la xaqiijiyay dhimashada ayaa…