2 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada dowladda Zambia oo boob u geystay qaar ka tirsan xawaaladaha Soomaalida Ciidamada dowladda Zambia ayaa shalay ilaa maanta boob u geystay xarumaha shirkadaha qaar ka tirsan xawaaladaha Soomaalida ee ku yaalla dalkaas. Caydiid Axmed Muxumed oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka gobolka Banaadir oo waax cusub u furay degmada wadajir Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta xariga ka jaray xarunta waaxda Jeneraal Daa’uud ee degmada Wadajir. Munaasabad lagu qabtay xarunta degmada Wadajir waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxwayne Xasan oo Muqdisho kulan xasaasi ah kula leh xubno ka socda golaha ammaanka QM Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kulankiisii ugu horeeyay kula yeeshay xubno ka socda golaha ammaanka qaramada midoobey oo saaka soo gaaray Muqdisho. Xunbnaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Wafdi ka socda Golaha Ammaanka QM oo soo gaaray Muqdisho Wafdi ka socda Golaha Amaanka qaramada midoobey ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya, xubnaha ka socda golaha ammaanka ee qaramada midoobey waxaana ay la kulmi doona Madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan sharci darro ku tilmaamay maamulka lagu midaynayo Mudug iyo Galgaduud Xildhibaan ka tirsan barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay nidaamkii loo maray Shirka la qorshaynayo maamul u samaynta gobolada DHexe ee dalka. Xildhibaan Cabdikariin Daahir Shariif oo la…
1 daqiiqo Sheeko:War Faahfaahinta dagaal ka dhacay deegaanka Buur Eylo ee gobolka Baay Maamulka Degmada Buur hakaba oo faah faahin ka bixiyay dagaal khasaaro Geystay oo ka dhacay nawaaxiga Degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka maamulka Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay Xuseen Maxamed Cali…
2 daqiiqo Sheeko:War Indha Cadde: Waan soo dhoweynayaa hub ka dhigista ka socota Muqdisho Jeneral Yuusuf maxamed Siyaad indha Cadde ayaa soo dhaweeyay Howl-galka hubka looga ururinayo Magaalada Muqdisho. Yuusuf indha Cadde oo ka hadlay qaabka ay dowladdu u wado qorshaha hubka looga uruurinayo…
1 daqiiqo Sheeko:War Cabdi Qaasim Salaad oo dhaliilay hannaanka dowladdu u marayso hub-ka-dhigista Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa ku baaqay in wax laga bedelo qaabka ay dowladdu u marayso hub-ka-dhigista ee laga fulinayo dalka Soomaaliya. Cabdiqaasim Salaad ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxda Qaranka oo maanta ku qaabilay Muqdisho wasiirka ganacsiga iyo horumarinta Denmark Mogadishu, August 12, 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheikh Maxamuud iyo ra’iisal wasaaraha mudane Cabdiweli Sheikh Axmed ayaa maanta si gaar gaar ah Muqdisho ugu qaabilay wafdi uu…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaannada dhediga ah ee barlamaanka oo kampala Siminaar Uga Furmay War-saxaafadeed: Xildhibaannada dhediga ah ee ku jira barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayuu maanta siminaar lagu kobcinayo aqoontooda uga furmay magaalada Kampala ee caasimadda Yugandha. Munaasabadda siminaarkan aqoon kororsiga ah oo ay…