1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deni oo maanta furayo 51-aad ee golaha wakiilada Puntland Madaxeynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa maanta lagu wadaa in uu furo fadhiga 51-aad ee baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland. Waxaa aad loo adkeeyay amaanka hoolka baarlamaanka iyo kan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Indian-British-kii Ugu Horeeyay oo Noqday Ra’iisulwasaaraha UK Dowladda Ingiriiska ayaa sanad gudihiis waxaa ay yeelatay Ra’iisulwasaarihii afaraad, waxaana maanta Rishi Sunak loo doortay inuu noqdo ra’iisal wasaaraha xiga ee UK , Sunak ayaa xilka kala wareegaya Liz…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ingriiska oo maanta Ra’iisulwasaare yeelanaya Dowladda Ingiriiska ayaa la filayaa in maanta oo Isniin ah ay yeelato ra’iisulwasaare Cusub kadib markii dhawaan ay iscasishay Liz Truss. Xoghayihii hore ee maaliyadda Ingiriiska Rishi Sunak & Penny…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Isbedelka Cimilada Ee Djibouti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti ayaa soo bandhigay qorshaha Soomaaliya ee ku aaddan ka hortagga xaalufinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Magacaawday Guddi ka Shaqeeya sidii loo Hawlgelin lahaa Diyaaradda Somali Airline Wasaaradda duulista iyo hawada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magacaawday guddi ka kooban 7 xubnood kuwaas oo ka tala bixiya sidii dib loogu hawlgelin lahaa diyaaradda Somali Airline. Guddigaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maaraynta Musoobooyinka oo ka digtay Roobab Daadad wata oo ka da’a gobalada Dalka Hay’adda maaraynta musiibooyinka ee dowladda Soomaaliya, ayaa ka digtay daadad ka dhasho roobab todobaadkaan ka da’o gobalada dhexe iyo waqooyiga Soomaaliya. Warbixin ay soo saartay hay’adda ayay ku sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daadad xooggan oo ku dhuftay Qardho Roobab xooggan oo sababay in ay daadad ka dhashaan ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ayay degmada Qardho ee maamulka Puntland. Daadadka oo ku soo baxay xaafadaha iyo waddooyinka magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo Maanta Xariga Ka Jaray Dhismaha Dekadda Garacad Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray wajiga koowaad ee dhismaha Dekedda Garacad ee Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehelada Wasiir Siraaji oo soo dhaweyay cadaaladda uu helay wiilkooda Qoyska allaah u naxariistee Wasiirkii hore ee howlaha guud Cabaas Cabdullahi Sheekh Siraaji, ayaa soo dhaweeyay xukunka lagu fuliyay eedeysanihii dilay wiilkooda. Ehelada ayaa sheegay in ay Madaxweynaha iyo cid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dekadda Garacad oo maanta xarigga laga jarayo. Waxaa maanta lagu wadaa in xarigga laga jaro dekadda degmada Garacad ee gobalka Mudug, halkaas oo munaasibadda daahfurka ay ka soo qayb galaan mas’uuliyiin kala duwan. Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland…