2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Amar Ku Bixiyay in 10 Malyan oo Dhir ah Dalka Lagu Beero Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya cagaar ah ayaa ku beeray guriga Ummadda geed ka mid ah 10 Malyan oo geed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Qaabilay Madaxa Hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) mudane Filippo Grandi, kaas oo dalka soo gaaray, waxaana garoonka kusoo dhoweeyay wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Safaaradda Soomaaliya Ee Dalka Hindiya oo Dib Loo Furay Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya , Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa si wadajir ah xariga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska Liz Truss oo is Casishay, Kadib 45 Maalmood oo Xilka ay Heysay Ra’iisulwasaaraha Uk haweenayda lagu magacaabo Liz Truss ayaa si lama filaan ah isaga casishay xilka ra’iisul wasaaraha, kadib 45 maalmood oo kaliya oo ay haysay jagadaas, waxaana warar kale duwan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo saddex bil ka faa’idday Sh4bn dhoofinta qaadka ay keento Soomaaliya Dhoofinta qaadka Miiraga ee ay Kenya u dhoofiso Soomaaliya, waxa ay ka heshay lacag dhan 4 bilyan oo shilinka kenya ah, muddo saddex bilood ah tan iyo markii uu dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Askari Lagu Dilay Kaaraan iyo Ciidanka oo Qabtay Qaar Kamid ah Kooxdii Dilka u Geysatay Marxuumka Warar kale duwan ayaa waxaa laga helayaa dil maanta askari ka tirsanaa ciidanka dowladda oo maanta kooxo hubeysan ay ku dishay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, gaar ahaan suuqa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Brussels Kula Kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Belgium-ka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la kulmay dhigiisa dalka Belgium-ka Eliane Tillieux oo ku soo dhaweysay xarunta baarlamaanka dalkaasi ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Guudlaawe oo ku baaqay ka qayb galka dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo hoggaaminayo howlgallada ka dhanka ah ururka alshabaab ee ka socda gobalka Shabeellaha dhexe, ayaa ugu baaqay shacabka in ay qayb ka noqdaan…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisulwasaare Xamsa oo gaaray Jigjiga Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray garoonka diyaaradaha ee Wiil Waal ee magaalada Jigjiga. Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxaa madaarka ku soo dhaweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciyaaryahannada Xulka Qaranka oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho Ciyaaryahannada xulka qaranka Soomaaliya 17-sano jirada, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiinta ugu sareyso dalka. Kooxda ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, ku soo…