1 daqiiqo Sheeko:Dalka Alshabaab oo lagala wareegay deegaan hoostaga gobalka Hiiraan Ciidamada xoogga dalka ayaa ururka alshabaab kala wareegay tuulada Tardo, oo hoostagta gobalka Hiiraan, kadib howlgal ay saaka ku qaadeen ciidamada dowladda. Tardo ayaa 15-km u jirta tuulada Ceel-dheere ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda iyo Alshabaab oo ku dagaalamay deegaan hoostaga gobalka Gedo Wararka naga soo gaarayo deegaanka Carocaso oo hoostaga degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo, ayaa sheegaya in goordhaw deegaanka uu ka bilawday dagaal u dhaxeeyo ciidamada dowladda iyo ururka alshabaab. Dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaan hoostaga gobalka Hiiraan Wararka naga soo gaarayo gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda oo kaashana dadka deegaanka ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Moqorki oo kamid ah deegaannada ay alshabaab ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka William Ruto: wax kasta oo ka dhaca Itoobiya waxay ku xiran yihiin Kenya Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto, oo waraysi siiyay FRANCE 24’s, ayaa si adag uga hadlay dagaalka ka socda dalk Itoobiya ee u dhaxeeyo ciidamada dowladda iyo jabhadda Tigrayga. Ruto ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Xoogga Dalka iyo Kuwa Deegaanka oo La Wareegay Deeggaanno Hoostaga Degmada Baxdo Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee isabaabulay oo muddooyinkaan howlgallo ka waday qeybo kamid Waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaanno hoostaga degmada Baxdo ee gobolkaas. Deegaannadu ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo waddo qorsho safaarad ay uga furaneyso Morocco Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac Huruuse, oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wasaaradda ay waddo qorshaha safaarad iyo qunsuliyad guud looga furayo magaalada Dakhla ee dalka Marooko…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 sano ka dib: Casharradii laga bartay weerarkii suuqa Westgate Sagaal sano ayaa ka soo wareegatay kadib markii xubna ka tirsan ururka alshabaab ay weerar maalmo qaatay, ay ka fuliyeen suuqa Westgate ee magaalada Niarobi. In ka badan 67 qof…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan La Qaatay Xoghaya Guud Ee Qaramada Midoobey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey Mudane António Guterres ayaa kala hadlay gargaarka degdegga ah ee abaaraha iyo mashaariicda hormarineed ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Kenya oo Ka Hadlay Goorta Ciidankiisa ay Ka Baxayaan Soomaaliya Madaxweynaha cusub ee Dalka Kenya William Ruto ayaa ka hadlay suurta galnimada ciidamada dalkiisa ay dib uga soo bixi karaan Soomaaliya, ” Ciidankaasi waxay dalka ku soo laabanayaan marka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Hoggaamiyaha Sare Dowladda Ee Sudan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada New York, Hoggaamiyaha Golaha Sare ee dalka Suudaan Mudane Cabdifataax Cabdiraxmaan Al-burhaan Madaxweynaha ayaa la wadaagay…