2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goalaha Wasiiirada oo soo saaray amarro culus Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah Soomaaliaya Xamse Cabdi Barrwe, ayaa maanta shir goddoomiyay shirka golaha wasiirada oo looga hadlay arrimaha ammaanka dalka. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UK oo ku dhawaaqday taageero cusub oo ay siineyso dalal ay Soomaaliya ku jirto Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay in ay bixineyso taageero cusub oo ay ugu deeqeyso dadka ay abaarta saameysay ee geeska Afrika ku nool. Wasiirka horumarinta UK Vicky Ford, ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaanbaxyo ka dhacay Ruushka oo lagu xiray 1,330 qof Inkabadan 1,330 ruux ayaa la dhigay xabsiga, kadib banaanbaxyo ka dhacay magaalooyin ka tirsan dalka Ruushka, kuwaas oo looga soo horjeeday amar ka soo baxay madaxweynaha Ruushka Putin, kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo New York Kula Kulmay Boqorka Dalka Urdun Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla Binu Xusseen, iyaga oo ka wada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya oo La Kulmay Madaxweynaha Dalka Masar Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wasiirada Warbaahinta Carabta ayaa maanta Madaxtooyada Masar kulla kulmay Madaxweynaha Masar mudane Abdel Fattah El-Sisi, xilli uu wasiirka dalkaas uu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Maareyn La’aanta Qulqulka Biyaha oo Khasaare Dhaqaale Sababta Muqdisho waa Caasimadda Soomaaliya waxaana ku nool in ka badan 3 Milyan oo ruux waxaana ku yaal goobo ganacsi oo ay ku tiirsan yihiin qoysas danyar ah kuwaas oo noloshooda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Soo Saartay Digniino Ku Aadan Xanuunka EBOLA Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyada oo tixraacaysa war saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Cafimaadka ee Jamhuuriyadda Uganda markii ay taariikhdu ahayd 20-ka Bishan September 2022, kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Putin oo heegan geliyay ciidamada difaaca Ruushka Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, ayaa sheegay in uu heegan geliyay dhammaan ciidamada difaaca dalka Ruushka. Putin oo shacabka dalkiisa kala hadlay talefishinka qaranka, ayaa sheegay in uu diyaar u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali loo heysto wax isdabamarin ka dhacday Mareykanka Wasaaradda cadaaladda Mareykanka ayaa warbixin ay soo saartay waxaa lagu sheegay in ay jiraan dad loo heysto eedooyin musumaamuq lacageed, oo tiradooda ayaagaaraysa 48 qof, oo ay ku jirto Soomaali…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbeddel Keeba Elizabeth Ka Danbeeya.?! Dalka Ingiriiska ayaa waxa ka dhici doona isbeddello badan ka dib markii Charles III uu la wareegay carshigii Boqortooyada Ingiriiska, Isaga oo beddelay hooyadiisi Elizabeth II ee dhawaan dhimatay. Hadaba…