1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa Looga Hadlay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Ee Jaamacadda Carab? Wasiirka Arrimaha Dibadda xukuumadda feferalka Soomaaliya Ambassador Abshir Omar Huruse iyo wafti uu hogaaminayay ayaa ka qayb galay shirka 158-aad ee Wasiirada Arrimaha dibadda ee ururka Jaamacadda Carabta, kaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Beenisay Hadal Dhowaan Telefeshinka Laga Baahiyay Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Itoobiya ayaa beenisay hadal dhowaan laga sii daayay Telafishinka dalkaas, kaas oo looga hadlay xaaladda Soomaaliya, iyadoo warbixinta la baahiyay in uu jiro xiriir xubno dowladda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadgelinta Soomaaliya: Hiigsasho cadaalad iyo amni u ah dhamaan Somalida. Warsaxaafadeed September 7, 2022 Kismaayo, Soomaaliya: Soomaaliya wa dal kasoo kabanaya xasilooni darro sanado badan ka jirtay. In kastoo horumar muuqda oo dhinacyo badan taabanaya la gaaray, hadana xasiloonida Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo walaac ka muujiyay xaaladda abaarta Soomaaliya Dowladda Maraykanka ayaa walaac ka muujisay xaaladda abaaraha ee Soomaaliya, waxaana ay sheegtay in Aqalka Cad uu ka xun yahay xaaladda ay ku sugan yihiin dadka Soomaaliyeed. Taliyaha amniga madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisulwasaare Xamse iyo Ganacsatada Soomaaliyeed? Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha ee uu hoggaamiyo ayaa galabta kulan la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed. Kulanka oo looga hadlayay sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Federalka iyo Wasiirrada Heer Dowlad Goboleed oo Shir u Furmay Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa furay shirka maaliyadda dadka oo ay ku wada hadlayaan wasaaradaha Maaliyadda dowlad goboleedyada iyo wasaaradda Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Africa oo Ergay Cusub u Soo Magacaabay Soomaaliya Ururka Midowga Afrika ayaa Soomaaliya u soo magacaabay ergay cusub, isaga oo bedelaya danjirihii hore , kaas oo laga eryay dalka, Mohamed Al-Amine Souef oo u dhashay dalka Comoros, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo diyaarisay ciidamadeeda ka hortaga Rabshadaha Dowladda Kenya ayaa gabi ahaan heegan gelisay ciidamada ka hortaga rabshadaha ee dalkaas. Ciidamada ayaa lagu arkaya waddooyinka iyo xarumaha siyaasadda ee dalka Kenya, waxaana lagu wadaa in ay xakameeyaan…
1 daqiiqo Sheeko:War Faah-faahinno ka soo baxayo dad lagu dilay Maxaas Wararka naga soo gaarayo degmada Maxaas, ayaa sheegaya in ay ururka alshabaab ku gubeen inta u dhaxeysa degmooyinka Maxaas iyo Baladweyne gawaari sidday raashiin, sidoo kale alshabaab ayaa dilay dad…
1 daqiiqo Sheeko:War Shirka Baarlamaannada Afrika oo Lasoo Gabagabeeyay, Maxaa Kaoo Baxay? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa ka qayb galey xiritaanka shirweynaha 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda Afrika oo lagu soo gabagabeeyey…