1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Magacaabay Hoggaanka Ciidamada Daraawiishta iyo Asluubta Puntland Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa wareegtooyin ka soo baxay xafiiskiisa waxaa lagu magacaabay Taliyaha guud ee ciidamada daraawiishta Puntland, Abaan duulaha ciidamada daraawiishta, taliyaha ciidamada Asluubta Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya : Tirinta codadka gobalada qaar oo la amray in lagu noqdo Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa amartay in dib loogu noqdo tirinta codadka 15 xarumood, xilli weli ay socoto dhageysiga dacwadda ka dhanka ah natiijada doorashada Kenya ee uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay Gobalka Hiiraan Wararka naga soo gaarayo deegaanka Ceel-Cadde ee gobalka Hiiraan, ayaa sheegaya in dagaal uu ku dhexmaray deegaanka Ciidamada dowladda iyo ururka alshabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii xubna ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:War Saameynta Abaarta Ay Ku Yeelatay Deegaannada Koonfur-galbeed Abaarta hadda ka jirta guud ahaan Soomaaliya ayaa noqoneysa tii ugu saameynta badneyd, uguna darneyd 10-kii sano ee lasoo dhaafay iyada oo dowladda Soomaaliya ay xog rasmi ah ku sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka TPLF “waxaan dagaalameynaa dagaal difaac ah”! TPLF ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay wadahadllo ay la gasho dowladda federaalka ah ee Itoobiya, balse ay sii wadayaan dagaalka inta ay xoojinayaan gacan ku haynta gobalka dhaca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad Gobaleedyada oo Xiriirkii U Jaray Wasaaradda Maaliyadda Federaalka Wasaarahada maaliyadda dowlad gobaleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka, ayaa sheegay in ay gebi ahaanba xiriirkii u jareen wasaaradda maaliyadda DFS. Kulan dhanka fogaan aragga ah oo dhexmaray wasiirada maaliyadda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Jabhadda TPLF oo Ka Hadashay Dagaalka Itoobiya, Xilli ay Fariin u Dirtay Soomaalida Dagaalka u dhaxeeya ciidanka dowladda federalka Itoobiya iyo xoogagga Jabhadda Tigray ayaa galay maalintii Todobaad, TPLF waxay qabsatay magaalada Qobbo oo ay ka baxeen ciidamada Itoobiya kaddib markii dhulka buuraleyda…
1 daqiiqo Sheeko:War Dharbaaxo William Rutu Kaga Timid Maxkamadda Sare,Xilli uu Diyaarinayo Dacwad Maxkamadda sare ee dalka Kenya, ayaa diiday codsi uu u soo gudbiyey madaxweynaha la doortay Kenya ee, William Ruto, kadib markii dacwadda ay dhageysteen ilaa 7 Garsoore, waxaana horey dacwad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iska horimaad sababay dhimasho oo ka dhacay Baqdaad Iska hor imaadyo u dhaxeeya taagerayaasha wadaadka shiicada ah ee Muqtada Al-Sadr iyo ciidmada Ammaanka dalka Ciraaq ayaa sababay dhimashada in kabadan 20 qof iyo dhawaca boqolaal dad ah. Iska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga oo $13 milyan ugu deeqay Soomaaliya Xarunta gargaarka bini’aadanimada ee boqorka dalka Sacuudiga Salmaan Bin-Abdulaziz, ayaa bilaawday wejiga labaad ee gargaarka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameysay abaarta ka jirta gudaha Soomaaliya. Sacuudiga ayaa shaaciyay…