1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye ku-xigeenka Siyaasadda Yaaqshid oo Muqdisho lagu dilay Allaah u naxariistee waxaa xalay gudaha magaalada lagu dilay guddoomiye ku-xigeenkii siyaasadda maamulka degmada Yaaqshid Macallin Xuseen (filla-wayne). Dilka guddoomiyaha ayaa yimid kadib markii qarax loogu xiray gaari uu watay…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Galmudug oo Meelmariyay Degmooyinka Baxdo iyo Wisil Golaha baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug oo ku shiray magalaada Dhuusamareeb kulankoodii caadiga ahaa, ayaa waxaana shir gudoominaayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr Maxamed Nuur Gacal oo ay wehliso gudoomiyaha ku xigeenka labaad…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Ingiriiska oo Soomaaliya Ka Taageereysa Dib u Habeynta Maaliyadda Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Danjire K. Foster. Kulanka oo ka dhacay xarunta Safaaradda UK ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka TPLF iyo Dowladda Itoobiya Waxaa markale dib u qarxay dagaalka Woqooyiga dalka Itoobiya, kaas oo dhaxeeya ciidanka Itoobiya iyo jabhadda Tigray, waxaana uu dib uga qarxay magaalada Kobo oo ka tirsan gobolka Amxaarada, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay Gobalka Jubbada Hoose Wararka naga soo gaarayo deegaanka Taabta oo hoostaga gobalka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in dagaal khasaaro gaystay uu ciidamada ATMIS iyo ururka alshabaab ku dhex maray deegaanka. Dagaalka ayaa yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo la soo gaarsiiyay 1.6 milyan oo talaalka Corona Ah Dowladda Soomaaliya ayaa guddoonta 1,645,600 xabo oo talaalka COVID19 ee Johnson and Johnson (J&J), kaas oo ay siiyeen dowladaha Sweden iyo Jamhuuriyadda Czech. War saxaafadeed ka soo baxay UNICEF, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh oo Isimada Puntland kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulama la qaatay qaar kamid ah waxgaradka iyo hoggaanka dhaqanka maamulka Puntland. Xasan Sheekh ayaa madaxtooyada Puntland ee Garowe, ku qaabilay Isimada iyo dhaqanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab sababay dhimashada ku dhawaad kun qof oo ka da’ay Pakistan Inta la xaqiijiyay 1,000 qof ka badan ayaa ku geeriyootay halka tiro intaas ka badan ay ku barakaceen roobab daadad wata oo ku dhuftay gobalka Sindh ee dalka Pakistan. Roobabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay Gaalkacyo Wararka naga soo gaarayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, ayaa sheegaya in xalay gudaha magaalada lagu dilay wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadka deegaanka. Wiilka la dilay ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaare Xamse oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Caalamaiga ah Ee TICAD8 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee TICAD8 ee ka socda magaalada Tunis ee dalka Tunisia, ayaa tilmaamay muhiimadda ay taagerada…