Ururka Suxufiyiinta Puntland oo Maanta Xabsiga Ku Booqday Wariye Kilwe Wariye Kilwe Aadan Faarax oo muddo lix todobaad iyo maamul u xiran hey’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka maamulka Puntland ee loo yaqaano PISA, ayaa maanta waxaa xabsiga ku booqday ururka Suxufiyiinta… 1 daqiiqo
7 daqiiqo Daahir Carab: Warbixinta HIPS Waxaa Ku Jira Khaladaad Taariikheed, Cilmi iyo kuwa khilaafsan Xaqiiqooyinka Mac-hadka Heritage ayaa bishaan Janaayo soo saaray warbixin cinwaankeedu yahay ( Dib-udhiska Nidaamka Cadaaladda Soomaaliya ee Burburay)’ Warbixitaan sida muuqato waxay ka hadleysaa Nidaamka Cadaaladda Dalka laga soo bilaabo ka…
2 daqiiqo Maamulka Puntland oo Kulan Deg Deg ah Ka Yeeshey Sicirka Shilinka Soomaaliga Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoominaya Shir gaar ah oo looga hadlayey xal u helidda cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga, kaas oo muddooyinkaan ka taagnaa maagaalooyinka…
1 daqiiqo Bajaajleyda Gaalkacyo oo Ka Cabanaya Canshuur Kordhin Lagu Sameeyey Dhallinyada ku shaqeysta gaadiidka Bajaajta ee ka dhex shaqeeya magaalada Gaalkacyo ayaa cabasho ka muujiyey canshuur kordhin la sheegay in ay ku sameysay wasaaradda maaliyadda Puntland, iyagoo sheegay in aysan…
1 daqiiqo Diyaarado Laga Leeyahay Kenya oo Duqeymo Ka Geystay Gobolka Gedo Wararka naga soo gaarayo gobolka Gedo ee Jubbaland ayaa waxaa ay sheegayaan in diyaarado dagaalka oo laga leeyahay Kenya ay duqeeyeen deegaan ka tirsan gobolkaas, waxaana laga helayaa warar kala…
1 daqiiqo Burburka Diyaaradii Lagu Waysanaa Indonesia oo La Helay Diyaarad rakaab oo laga leeyahay dalka Indonesia oo ay la socdeen 62 qof ayaa ku dhacday badda markii ay ka kacday caasimada Jakarta, sida ay masuuliyiintu sheegeen maanta oo Sabti…
1 daqiiqo Shirkadda Twitter oo Si Kamadambeys ah u Hikisay Akoonka Ololaha Trump Shirkadda Twitter ayaa sababo laxariira ku xadgudubka xeerarka shirkadda uhakisay akoonkii ololaha doorashada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump kadib markii mareegta ololaha Trump lasoo galiyay sawirka astaanta shirkadda, oo uu lagu…
2 daqiiqo Maamulka Farmaajo oo Ku Dhawaaqay Iney Gudagalayaan Doorashada Qaran Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha maamullada Galmudug, Hirshabeelle Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in xukuumadda ay go’aansatay in la gudogalo doorashooyinka…
2 daqiiqo Haweney 21-jir ah ayaa Lagu Soo Eedeeyay Dhibaato Loo Geeystay Haweney Somaali ah Dalka Mareykanka. Haweeney 21 jir ah ayaa xabsiga la dhigay iyadoo lala xiriirinayo gacan ka hadal rabshad wata oo dhacay magaalada Minneapolis maanta oo Sabti ah. Sida laga soo xigtay Agaasimaha Warfaafinta…
1 daqiiqo James Swan iyo Qoorqoor oo Muqdisho Ku Kulmay, Maxay Kawada Hadleen? Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan Muqdisho ayaa maanta kulan waxaa gaar ah kula qaatay Ergayga xoghaya guud ee Qamaramada Midoobe u qaabilsan Somaaliya James Swan,…