Madaxweyne Qoorqoor oo Dib Ugu Laabtay Dhuusamareeb Madaxweynaha maamulka Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo ku xigeenkiisa Cali Daahir Ciid ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb, iyadoo halkaas si diiran loogu soo dhoweeyey madaxweynaha iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweyne Siciid Deni oo Gaaray Baydhabo+Sawirro Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminaayey ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel gaarka u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wafdiga madaxweyne Deni…
1 daqiiqo Sii Hayaha Ra’iisul Wasaraha Oo La Shiray Wakiillada Beesha Caalamka Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay DFS iyo wakiillada beesha Caalamka oo maanta ka dhacay Muqdisho. Shirkan oo ay sidoo goobjoog ahaayeen wasiirro…
1 daqiiqo Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Deni iyo Xildhibaannada Labada Gole Ku Mala Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta kulan gaar la qaatay xildhibaannada labada gole ee maamulkaas ku matalo dowladda federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa inta badan waxaa aad looga…
1 daqiiqo Ururka Dhalinyarada Degmada Degmada Afgooye oo la weeraray Ururka Dhalinyarada Degmada Afgooye ee UDDA, oo ka shaqeynayay wacyigelinta bulshada, ayaa lagu weeraray maantabdegmada Afgooye.
1 daqiiqo Guddoomiye Mursal , Laftagareen iyo Waare oo ka wada hadlay shirka maalintii afaraad ka socda Muqdisho Hoggaamiyaasha Maamul- Goboleedyada ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulamo siyaasadeed ka wada magaalada Muqdisho kuwaas oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka. Madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa la kulmay Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Madaxweynaha Galmudug oo maanta hortagaya Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta oo Talaada ah hortagaya Golaha aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku war-geliyay Senatorada in…
2 daqiiqo Kheyre Oo Ku Dhawaaqay inuu Yahay Murrashax Madaxweyne Raisulwasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre ayaa qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga waxa uu ku shaaciyay inuu yahay murrashax u taagan qabashada madaxweynaha dalka sanadda 2020-2021. Kheyre ayaa…
1 daqiiqo Dowladda Oo Shacabka Iyo Ganacstada Soomaaliyeed Ugu Baaqday In Loo Gurmado Shacabka iyo Dowladda Suudaan Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dowladda iyo shacabka Suudaan oo wajahaya fatahaadihii ugu ba’naa ee dalkaas soo mara…
1 daqiiqo Shirka Madaxda Dowladda iyo Maamul Goboleedyada oo Maanta Furmaya Shirka u dhaxeeyo dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah uu ka furmo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho oo dhammaan wufuuddu ay…