Akhriso: Sababta Dowladda Federaalka ah ay Dalka uga Ceyrisay Madaxii Hey’adda CARE Qoraal kasoo baxay xafiiska wasiirka waxbarashada ee dowladda federaalka ah Cabdullahi Goodax Barre ayaa lagu faray Cabdullahi Imaan oo ahaa agaasimihii hey’adda CARE inuu dalka ka baxo, kana shaqeyn karin.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Mowfiqka Beesha Caalamka Ee Dhuusamareeb 3 Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan) waxay soo dhoweynayaan in hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ay magaalada Dhuusamareeb soo gaareen…
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya iyo Shirkadda Albayrak oo Gaaray Heshiis Hordhac ah Heshiis horudhac ah oo laga gaaray wada shaqeeynta Dowladda Soomaliya iyo Shirkadda Albayrak ee Maamusha Dekadda Muqdisho ayaa maanta lagu kala saxiixday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Heshiiskan oo dhinaca…
1 daqiiqo Warbixin:-Heshiiska Dhuusamareeb 3 Looma Baahna In Lagula Soo Noqdo Golaha Shacabka Aqoonyahanno iyo axsaab kala duwan oo la hadlay Goobjoog News ayaa meesha ka saaray baahida loo qabo horkeenista goleyaasha sharci dejinta ee federaalka ah heshiiska doorashada ee Dhuusamareeb 3, iyaga oo ku taliyey…
2 daqiiqo Beesha Caalamka oo War Kasoo Saartay Dhuusamareeb3 Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan) waxay soo dhoweynayaan in hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ay magaalada Dhuusamareeb soo gaareen…
3 daqiiqo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka oo daadajineysa hab-dhismeedka kasii diga Musiibooyinka heer Maamul Gobaleed Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS ayaa agab loogu tala galay xarunta ka digista halis-wadareedka ku wareejisay Hey’adda Gargaarka iyo Maareyta Musiibooyinka Dowladd-Gobaleedka Puntland Agabkan oo loogu tala-galay in lagu…
2 daqiiqo Madaxweyne Qoorqoor oo Si-rasmi ah u Furay Wajiga Koowaad Ee Dhuusamareb3 Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay sheegay in si rasmi ah u furan yahay wajiga koowaad ee Shirka Dhuusamareeb 3,kaas oo ballanku ahaa in looga heshiiyo…
3 daqiiqo Akhriso: Falcelin Rajo Xummo Ah oo Madax Badani Ka Bixiyeen Khudbaddii Farmaajo ee Golaha Shacabka Mas’uuliyiin badan oo heer dowlad goboleed, heer axsaab ama aqoonyahan intaba waa ka falceliyeen khubaddii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ka jeediyey golaha shacabka iyaga oo ka muujiyey niyad…
1 daqiiqo Madaxwaynaha Puntland Oo Ka Soo Laabtay Safar Uu Jabuuti Ku Tagey. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhoweyto ka ambabaxay Jabuuti iyagoo kusii jeeda Caasimada Maamul Goboleedka Puntland ee Garoowe. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa sagootin loogu…
1 daqiiqo Musawac Lagu Hago Maraakiibta Kusoo Hiranaya Dekadda Muqdisho oo La Hirgeliyey Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xariga ka jaray Masawac laga hir geliyay magaalada Muqdisho oo loogu tala galay in maraakiibtu ay si fudud ugu soo hirtaan dekadda…