Madaxweynaha Hirshabeelle Oo La Kulmay Ku-Xigeenka Safiirka Talyaaniga Ee Soomaaliya “SAWIRRO” Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiir ku xigeenka Dowadda Talyaaniga ee Soomaaliya Danjire Tabio Massimo kaasi oo ay ka wada hadleen wax… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Hey’adda UNHCR oo War Ka Soo Saartay Fatahaadaha Webiyada Soomaaliya Hay’adda QM u qaabbilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in Dad kabadan 150,000 ay ka barakaceen fatahaadihii ka dhacay Soomaaliya tan iyo dabayaaqadii Bisha June ee Sanadkan, kuwaas oo ay…
1 daqiiqo Madaxweyne Deni oo Safar Ku Maraya Deegaanno Dhaca Gobolka Mudug Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggoomaniyo ayaa waxaa soo dhoweeyay diiran loogu sameeyay deegaanka Horogle e gobolka Mudug. Soo dhaweynta madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa…
2 daqiiqo Akhriso: Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Biixi iyo Wafdiga Shiinaha Ee Gaaray Somaliland? Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti heersare ah oo uu hoggaaminayey Wakiilka China u qaabilsan iskaashiga Africa iyo China “Forum on China-Africa…
1 daqiiqo QM: 200,000 oo Qof Ayaa Ku Barakacay Fatahaadaha Fatahaadaha ku dhuftay qeybo ka mid ah Soomaaliya ayaa waxaa ay waxyeelo u geysteen in ka badan 191,800 oo qof inta u dhaxeysay May iyo July, sidaasi waxaa ay sheegay…
1 daqiiqo Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo Gaaray Beirut Madaxweyneha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa gaaray magaalada Beyruut kaddib qaraxii ka dhacay halkaasi. Wuxuu sheegay in loo baahan yahay jawaab deg deg ah oo ku aadan xal u helidda qalalaasaha…
1 daqiiqo Daawo:-Aqalka Sare oo Dalbaday In La Baaro Been-abuur Uu Sameeyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Guddoomiyaha Golaha aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo, been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud. Daawo Qoraalka Ka Soo Baxay…
1 daqiiqo Madaxweyne Qoorqoor oo Lagu Soo Dhoweeyey Turkiga Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa garay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Wafdiga madaxweynaha waxaa soo dhaweeyay Masuuliyiinta Safaarada Soomaaliya…
2 daqiiqo Warbixin:- Cabsi Laga Qabo Fatahaado,Iyo Dabeylo Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Fedraalka Soomaaliya Xamse Saciid Xamse ayaa sheegay in Dowladda ay xoogga saari doonto yareynta qataraha musiibooyinka. Roobab xooggan ayey saadaasha toddobada casho ee…
1 daqiiqo Mashruuca Sanduuqa Horumarinta Caasimadda oo Ka Billowday Galmudug Maamulka Magaalada Dhusamareb, Ganasato, Aqoonyahanno iyo qaar ka mid ah Ururada Bulshada ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Dhuusamareeb oo lagu daahfurayey mashruuca sanduuqa horumarinta ee caasimada galmudug. Furitaankii…