U bood dhigaalka

Daawo:-Aqalka Sare oo Dalbaday In La Baaro Been-abuur Uu Sameeyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya

Sheeko:Caalamka

Guddoomiyaha Golaha aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo, been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud.

 

Daawo Qoraalka Ka Soo Baxay Golaha Aqalka Sare

Halka Ka Aqriso Qoraalka Ka Soo Baxay Golaha Aqalka Sare

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/aqalka-sare-oo-ka-cabanaya-in-golaha-shacacka-ka-beensheegay-habraaca-dhaqan-galinta-xeerka-maaliyadda-guud/

Goobjoog News