FAALLO:- Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Baqaya In Mudaaharaadkii Lagu Soo Dhaweeyay Mid La Mid Ah Lagu Sagootiyo? Khudbaddii Sabtida uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyay furintaanka kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxa ay xambaarsaneyd farriimo fara badan oo ay ugu hurreyso doorasho qof iyo cod ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xuska Maalinta Caalamiga ah ee badqabka Cunnada Adduunka oo Muqdisho lagu qabtay. Xuska Maalinta Caalamiga ah ee badqabka Cunnada Adduunka oo Muqdisho lagu qabtay.
1 daqiiqo Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne oo Lagu Wareejiyey Lacag Gaareyso $1,140,000 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabad uu ku qabtay magaalada Beledweyne ku wareejiyay Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne lacagtii loogu talo galay fatahaadda Beledweyne ee ka kala…
1 daqiiqo Deegaannada Soomaaliland oo Laga Helay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa maanta oo Axad ah 07-06-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunkan. Wasaaradda…
3 daqiiqo Daraasad: Wax Ka Ogow Cudurrada Ugu Badan ee Soomaalidu u Dhintaan, Tayada Dhakhaatiirta, Goobaha iyo Arrimo Kale Daraasaddan uu soo saaray machadka Heritage ayaa looga hadlay arrimo badan oo khuseeya heerka caafimaadka dalka sida cudurrada, tayada goobaha iyo hawlwadeennada, nadaafadda iyo fayodhowrka, hooyada iyo dhallaanka iyo kaalinta…
5 daqiiqo 5 Qodob Oo Laga Dheehan Karo Khudbaddii Madaxweyne “Farmaajo”… Xasillooyin Darro Siyaasadeed Ayaa Kow Ka Ah! Khudbaddii Sabtida uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyay furintaanka kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxa ay xambaarsaneyd farriimo fara badan oo ay ugu hurreyso doorasho qof iyo cod ah…
2 daqiiqo Cabdikariin Guuleed oo Dalbaday in Doorashada Dalka Ay Noqoto Mid Heshiis Lagu Wadayahay Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka hadlayay doorashooyinka dalka ku soo wajahan ayaa waxa uu dalbaday in doorashada dalka ka qabsoomeysa ay noqoto mid heshiis lagu wadayhay…
2 daqiiqo Villa Soomaaliya oo Ka Dalbatay Hey’adaha Garsoorka Dib u eegista Dacwadda Wariye Gurbiye Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed oo ka hadlayay sii deynta wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyokiiska dacwadda ah ee wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye ayaa waxaa marka hore soo dhoweeyay…
1 daqiiqo Saxaafadda Madaxa Bannaan oo Loo Diiday Tebinta Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Warbaahinta madaxa bannaan ee ka shaqeysa Soomaaliya gaar ahaan caasimadda dalka ee Muqdisho ayaa loo diiday inay tebiyaan kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta lagu wado inuu furo…
1 daqiiqo Degdeg: Weriye Coldoon oo Xabsiga Laga Sii Daayay Warar goor dhow aan helnay ayaa sheegaya in xabsiga laga sii daayay weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo u xirnaa Soomaaliland. Mubaarak oo la dhashay Cabdimaalek ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey…