U bood dhigaalka

Galkacyo Oo Martigelineysa Labadeeda Madaxweyne

Juun 26, 2020

Warar goordhow nasoo gaaray ayaa sheega in xarunta madaxtooyada Puntland ee Galkacyo ay kulan ku leeyihiin madaxweyneyaasha Puntland iyo Galmudug Saciid Cabdullahi Deni iyo  Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor.

Labada dhinac ayaa lagu wadaa iney ka wada hadlaan xiriirka labada maamul ee amni, dhaqaale iyo bulsho iyo arrimaha federaalka ah oo ay ugu horeeyaan kulanka ay 5-ta bisha la yeelan doonaan madaxda dowladda federaalka ah, dhiggooda iyo gobolka Banaadir.

Wararka shirka, halkan kala soco.

Goobjoog News