Muuqaal:-Danjire Caalim “Dalalka Gadaal Ka Riixiya Wadahadalka Soomaaliya Iyo Somaliland Waxa Ay Doonayaan In Ay Fashiliyaan Somaliland” Aqoonyahan Danjire Caalim oo waraysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in Dalalka gadaal ka riixiya Wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland ay doonayaan in ay fashiliyaan Somaliland. Halkan Ka Daawo Danjire Caalin… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Muuqaal:-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Hargaysa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku soo laabtay magaalada Hargaysa, ka dib markii uu dalka Jabuuti kaga qeyb galay shirkii dhab u heshiinta Soomaaliya iyio Somaliland. Halkan Daawo Warbixin…
1 daqiiqo Muuqaal:-Soomaaliya iyo Somaliland: Heshiis Cusub, oo Hore oo Lagu Gaaray Djibouti Shirkii wada-hadalada ee Soomaaliya iyo Somaliland uga socday Jabuuti ayaa xalay labada dhinac waxay gaareen heshiis cusub, oo hore. Halkan Ka Aqriso Heshiiska Jabuuti Ku Dhexmaray Soomaaliya Iyo Somaliland https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/soomaaliya-iyo-somaliland-heshiis-cusub-oo-hore-oo-lagu-gaaray-djibouti/…
1 daqiiqo Muuqaal:-Afhayeenka Booliska “ Ciidanka Booliska waxa ay gacanta ku soo dhigeen shabakad ka tirsan Al- Shabaab ” Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Captain Saciid Doodishe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen shabakad ka tirsan Al- Shabaab Halkan Ka Daawo Afyeenka Ciidanka Booliska Oo…
1 daqiiqo Muuqaal:-Hay’adaha U Dooda Xuquuqda Haweenka Ayaa Golaha Shacabka Ka Dalbaday Meelmarinta Hindise-sharciyeedka Jinsiga Hay’adaha u dooda Xuquuqda Haweenka oo si wadajir ah ugu baaqay in la cadeeyo doorka haweenka ee siyaasadda iyo meel marinta sharciga Jinsiga. Halkan Ka Aqriso Ururada Haweenka Oo Baarlamaanka…
1 daqiiqo Maxay U Mira Dhali la’ Yihiin Wadahadalada Dowladda Federaalka Iyo Somaliland Waxaa Sharaxaad Ka Bixiyay DR.Xasan Maxay u mira dhali la’ yihiin wada hadalada Dowladda Federaalka iyo Somaliland mudo ka badan toban sano ah Waxaa sharaxaya Dr Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah bare Jaamacadda Umadda.…
1 daqiiqo Muuqaal:-Maxay Tahay Sababta Dastuurka Ay Ugu Dhaqmi La Yihiin Madaxda Dowladda Fedraalka Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Waxaa Shraxaad Ka Bixinaya Dr.Xasan Sheekh Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo barre Jaaamacadda Umadda ayaa waraysi dhinacyo badan uu sii yay Goobjoog News waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo lagu rabo in uu ummadda sharaxaad dheeri…
1 daqiiqo Dr.Xasan “ Madaxweyne Farmaajo Sharaxaad Ka Bixi Is Dhaxgalka Geeska Africa ” Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo barre Jaaamacadda Umadda ayaa waraysi dhinacyo badan uu sii yay Goobjoog News waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo lagu rabo in uu ummadda sharaxaad dheeri…
1 daqiiqo Dr.Xasan Sheekh “ Khudbadii Madaxweyne Farmaajo Uu Ka Jeediyay Shirka Jabuuti Ee Wadahadaladda Soomaaliya Iyo Somaliland Ma Aheyn Mid Cad ” Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo barre Jaaamacadda Umadda ayaa waraysi dhinacyo badan uu sii yay Goobjoog News waxa uu sheegay inKhudbadii Madaxweyne Farmaajo uu ka jeediyay shirka Jabuuti ee wadahadaladda…
1 daqiiqo Muuqaal:-Midowga Yurub oo Taageeray Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxa ayna ku tilmaameen in uu ahaa talaabo muhiim ah oo rajo gelinaysa shacbiga…