U bood dhigaalka

Muuqaal:-Maxay Tahay Sababta Dastuurka Ay Ugu Dhaqmi La Yihiin Madaxda Dowladda Fedraalka Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Waxaa Shraxaad Ka Bixinaya Dr.Xasan Sheekh

Juun 17, 2020

Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo barre Jaaamacadda Umadda ayaa waraysi dhinacyo badan uu sii yay Goobjoog News waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo lagu rabo in uu ummadda sharaxaad dheeri ah ka siiyay is dhaxgalka shacuubka geeska Africa.

Halkan Ka Daawo Sharaxaad Uu Bixiyay Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur