Safaaaradda Mareykanka ‘’Waa Talaabo Muhiim ah Go’aankii DFS Ay Ku Aqoonsatay Axmed Madoobe ‘’ Qoraal ka soo baxay safaaradda Mareynkanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in talaabo hore loo qaaday ay ahayd , aqoonsigii Dowladda Federaalka ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Waxa lagu… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo oo Jibouti Uga Mahadceliyey Marti-gelinta Wadahadllada Soomaaliya iyo Somaliland Madaxweynahadowladda federalka Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka wada hadallada Soomaaliya iyo Somaliland ayaa tilmaamay maamuuska walaaltinimo ee ku xeeran wadahadalladan iyo himilada shacabka Soomaaliyeed ay u…
2 daqiiqo Wadahadallada Jabuuti Ee Soomaaliya iyo Somaliland: Yaa Guuleystay Yaase Khasaaray? Shir madaxdeedka ka dhacay Djibouti waxaa durba kasoo ifbaxaya sida dhinacyado ugu kala guuleysteen tartanka diblomaasiyadda. Warmurtiyeedka kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Djibouti ee ku saabsan shirkii u dhaxeeyay…
1 daqiiqo Senator Ayuub Cismaaciil ” Waa sharci daro in kulanka aqalka sare lagu qabto aalada ZOOM-ka “ Senator Ayuub Cismaaciil oo ka mid ah xildhibaanada golaha Aqalka sare ayaa sheegay in ay sharci daro tahay inkulanka aqalka sare lagu qabto aalada ZOOM-ka “ Halkan Ka Daawo Xildhibaan Ayuub…
1 daqiiqo Senator Fartuun “ Waxaan Kulanka U Baajinay Inaga Oo Diidnay In Lagu Qabto Aalada ZOOM ” Senator Fartuun Cabduqaadir Faarax oo ka mid xildhibaanada aqalka sare ayaa sheegtay in qabsoomada kulanka golaha aqalka sare ay u diideyn in lagu qabto aakada ZOOM -ka Halkan Ka Daawo Xildhibaan Fartuun Cabduqaadir …
1 daqiiqo Wada Hadallada Soomaaliya iyo Somalinad oo Fashilmay “Somalinad ma dooneyso in ay ku biirto Soomaaliya”, erayadaas oo ka mid ahaa khudbadda Madaxweyne Muuse Biixi ayaa meesha ka saaray qodobka ugu muhiimsan ee dowladda federaalka ah dooneysay ee…
1 daqiiqo Mareykanka oo Soo Dhaweeyey Wada Hadallada Soomaaliya iyo Somaliland Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay wadahadalada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland uga furmay magaalada Jabuuti ee xarunta Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. War qoraal ah oo ka soo baxay safaaradda Mareykanka uu…
1 daqiiqo Sidee Wufuudda Wada Haddalada Soomaaliya Somaliland Loogu Soo Dhoweeyey Djibouti?+Sawirro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal…
1 daqiiqo Waa Sidee Aragtida Qaar Ka Mid Shacabka Garoowe Ee Ku Aadan Kulanka U Dhaxeeya Soomaaliya Iyo Somaliland Shacabka Garowe ayaa ka hadlay Shirka Jabuuti ku dhexmaraya Madaxda DFS iyo Somaliland , iyo ka qaybgalista Puntland shirkaasi,
8 daqiiqo Akhriso: 8 Sano iyo Sooyaalka Wadahadaladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland Somaliland waxaa ay gooni isu taag iskeed ah ku dhawaaqay May 18, 1991, 30 sano kadib ma jiro hal dal oo adduunka ka tirsan oo aqoonsaday, waxaa intaasi barbar socotey…