Senator Ayuub Cismaaciil ” Waa sharci daro in kulanka aqalka sare lagu qabto aalada ZOOM-ka “
Juun 14, 2020
Senator Ayuub Cismaaciil oo ka mid ah xildhibaanada golaha Aqalka sare ayaa sheegay in ay sharci daro tahay inkulanka aqalka sare lagu qabto aalada ZOOM-ka “
Halkan Ka Daawo Xildhibaan Ayuub Cismaaciil Oo La Hadlay Warbaahinta