Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Aqalka Sare Xildhibaanada golaha aqalka sare oo maalmihii ugu dambeeyay meel marinayay sharciyada qaar ee dalka ayaa maanta kulankooda waxa ay uga hadli doonaan sharciga jaangooynta dalka. Mudanayaasha golaha aqalka sare ayaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Wasiirkii Hore Ee Batroolka Oo Goobjoog Uga Waramay Sharciga Shidaalka Ee Madaxweynuhu Saxiixay Madaxa Machadka SIPAM oo ka hadla arrimaha Dowliga horeyna u soo noqday Wasiirkii Batroolka Soomaaliya Maxamed Mukhtaar oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in dastuurkii ku meel gaarka…
1 daqiiqo Soomaaliya Iyo Suudaan Oo Kala Saxiixday Heshiis Dhinaca Iskaashiga Ah Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa Magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan waxa ay ku kala saxiixdeen heshiis ku saabsan iskaashiga labada dowladood. Wasiirka Batroolka iyo macdanta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng…
1 daqiiqo Ajendaha Shirka Midowga Afrika: Aamusinta Qoryaha Waxaa maanta magaalada Adis Ababa, ee xarunta Itoobiya iyo midowga Afrika si rasmi ah uga furmaya shir madaxeedka midowga Afrika ee 33-aad, oo halku dheggiisu yahay sanadkan “Aamusinta qoryaha”. Shirkan…
2 daqiiqo Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo ka qayb galay shirka Caalamiga ah ee Cuntada iyo Beeraha oo lagu qabtay dalka Jarmalka Wafdi uu hogaaminayo Mudane Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka qeybgalay Shir weynaha Caalamiga ah ee 12-aad ee…
1 daqiiqo Madaxweynaha Oo Saxiixay Sharciga Batroolka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saxiixay sharciga Batroolka dalka kaas oo ay horay u soo ansixiyeen golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa sharcigaan in uu saxiixo waxa…
1 daqiiqo Dowladaha Soomaaliya Iyo Rwanda Oo Heshiis Kala Saxiixday Dowladaha Soomaaliya iyo Rwanda ayaa kala saxiixday heshiis dhinaca duulimaadyada kaas oo sare u qaadaya hormarka labada dhinac, waxaana heshiiskaan uu xoojin doona ganacsiga labada dowladood. Heshiiskan ay kala saxiixdeen…
3 daqiiqo Madaxweyne Deni Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Ay Ku Jiraan Federaalka Iyo Shir Wadatashi Madaxweynaha dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo shir jaraa’id warbaahinta ugu qabtay Madaxtooyada magaalada Bosaso ee gobalka Bari , ayaa dhinacyo badan uga hadlay shirkiisa jaraaid. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Caalim: Wey Adagtahay Soomaaliya In Ay Ka Dhacdo Doorasho Qof Iyo Cod Ah Aqoonyahan Maxamed Axmed Caalim oo wareysi siinayay Goobjoog News ayaa sheegay in sanadka 2020-201 aysan dalka ka dhici Karin doorasho qof iyo cod ah isaga oo tilmaamay in madaxda dalka…
2 daqiiqo Wasaaradda Waxbarashada Dalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Kawada Hadlay imtixaanka Qaran Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaraddaha dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo gaba gabeeyay shir ku saabsan imtixaanka Qaranka…