U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 22-04- 2020

Sheeko:Dalka

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

Al-Shabaab ayaa la sheegay in ka badan 40 Ruux ku dileen dalka Mozambique ee qaaradda Africa.

Khilaaf xooggan ayaa ka dhex curtay Maxadda Hirshabelle Kaddib markii Guddoomiyaha Baarlamaanka uu sharci darro ku tilmaamay wareegto ka soo baxday Madaxtooyada.

Dowladda Somaliya ayaa digniin culus u dirtay Ganacsatada Soomaliyeed.

Midowga Yurub oo Dowladda Soomaaliya Kala Hadly Xorriyadda Warbaahinta Soomaaliya, xilli Dowladda ay kordhiska cadaadiska ay ku hayso Saxaafadda madaxabannaan.

Soomali badan Oo Ku Xayiran Dalka Turkiga Ayaa Madaxda Dowladda Ka Dalbaday In Loo Fududeeyo Sidii Ay Dalka Ku Imaan La Haayeen.

Tirada dadka uu u soo ridanayo xanuunka CORONA ayaa cirka isku sii shareertay kaddib markii la diiwan geliyay kiisas cusub oo hor leh.

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaysa Maariya Haarliin

Goobjoog News