Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeyb galayey Shirweynaha 2-aad ee Cimilada Afrika, ayaa kulan doceedyo muhiim ah la qaatay Madaxweyneyaasha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya, Mudane William Ruto.