Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay inuu gacanta ku hayo gal-dacwado la xiriira cayda iyo aflagaadada, sumcad-dilka, isku-dirida bulshada, faafinta sawirro iyo muuqaallo anshax-xumo ah, faafinta been abuurka iyo kicinta bulshada dhexdeeda.