1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo Dowladda Turkiga ku wareejisay Markabka MV Sea World Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socda Dowladda Turkiga oo uu hoggaaminayo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Alper Aktaş. Safarka Waftiga Dowladda Turkiga ayaa daba…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 68 Tahriibe oo ku dhintay xeebaha dalka Yemen Sida uu sheegay madaxa hay’adda socdaalka caalamiga ah (IOM) ee Yemen 68 qof oo ah tahriibeyaal ka tagey geeska Afrika ayaa ku dhintay doon ay saarnaayeen oo ku degtay xeebta…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo Magacowday Guddiga Ansixinta Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay magacaabista Guddiga Hubinta iyo Ansixinta Xubnaha Golaha Wakiillada ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shaqada ka eryay Gudoomiye ku xigeenka howlaha Guud ee gobolka Benaadir Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiye ku xigeenkii Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Jimcaale, isagoo bedelkiisana u magacaabay mas’uul…
1 daqiiqo Sheeko:War Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo daadgureeyay Sudan Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Sudan ayaa guuleysatay dib usoo celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xanibnaa gudaha dalkaasi. Maanta oo ay taariikhdu tahay 3-da August 2025, safaaraddu waxay si…
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Federaalka oo ku dhawaaqday in Dastuurka Maamulka Waqooyi Bari uu dhaqan galay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cali Yusuf Cali (Cali Xoosh), ayaa shaaca ka qaaday in Dastuurka Maamulka Waqooyi Bari uu si rasmi ah u dhaqan galay, taasoo u…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka dowladda Suuriya iyo xoogagga kurdish-ka oo eedeymo kulul is dhaafsaday Wasaaradda Gaashaandhigga Suuriya iyo ciidamada Kurdish-ka hoggaamiya ee (SDF) ayaa isugu eedeeyay weerar ka dhacay magaalada Manbij ee waqooyiga Suuriya maalintii Sabtidii, arrintaas oo mugdi gelisay heshiis muhiim ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Askari dilay nin Muruqmaal ahaa oo xukun dil ah lagu riday Dable bol. Bakar Cabdicasiis Maxamed oo ka tirsan Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Haramcad, ayaa lagu eedeeyay dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum Cali Iskoow Daa’uud. Eedeeysanaha ayaana…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo mar kale ka hortimid dhismaha maamulka Waqooyi bari Soomaaliya Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ilyaas Lugatoor, ayaa si cad u sheegay in Khaatumo ay ahayd mid Puntland ay xoraysay, islamarkaana dhaawacyadii dagaalladii dhacay ay iyagu daweeyeen. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo loogu baaqay in soo dhowayso maamulka cusub ee Waqooyi bari Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ka hadlay dhismaha maamulka cusub ee Waqooyi bari Soomaaliya ayaa Xukuumadda Siciid Deni ugu baaqay in aysan dhib u arkin jiritaanka…