2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Canada oo Qorsheyneysa Inay Aqoonsato Dawladda Falastiin Ra’iisul Wasaaraha Canada, Mark Carney, ayaa Arbacadii ku dhawaaqay in dalkiisu qorsheynayo inuu aqoonsado Dowladda Falastiin, inta uu socdo shirwaynaha Qaramada Midoobay ee bisha Sebtembar, iyadoo cadaadis dheeraad ah la…
3 daqiiqo Sheeko:War Maxaad ka ogtahay Sooyaalka fog ee cabidda Qaxwada iyo meelaha laga soo saaro? Qaxwadu waa Cabbitaan bun la shiiday laga sameeyo oo kulul, kaas oo badanaa subaxda hore iyo galabtii shaah ahaan loo cabbo . Magaca cabitaankan waxaa laga soo minguuriyay Afka Carabiga…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka cusub ee deegaannada SSC oo lagu dhawaaqay iyo DFS oo aqoonsatay Ka dib muddo uu shirar ka socdeen magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, waxaa si rasmi ah loo shaaciyay magaca, astaanta, iyo calanka maamulka deegaannadaas kamid noqanaya dowlad goboleedyada dalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada Dowladda Federaalka oo Si Buuxda Ula Wareegay Degmada Beled-Xaawo Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, kaddib dagaallo culus oo toddobaadkii la soo dhaafay ka socday halkaas. Dagaallada ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Somaliland oo si adag uga hadlay abaabulka iyo dhismaha maamulka SSC-Khaatumo Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa si kulul uga hadlay abaabulka siyaasadeed ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka waddo Bariga Gobolka Sool, isaga oo arrintan ku tilmaamay mid…
1 daqiiqo Sheeko:War Shirweynaha Dhammaystirka SSC-Khaatumo oo Maanta Dib u Furmaya Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa maanta martigelinaysa dib-u-furitaanka shirweynaha dhammaystirka maamulka SSC-Khaatumo, kaasi oo lagu wado in si rasmi ah looga doodo loona meelmariyo Dastuurka maamulka cusub ee la…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliland oo ku baaqday in loo gurmado dadka abaartu saamaysay Madaxweynaha Soomaaliland oo ka hadlay abaaraha ka jira qaar kamida deegaannadaa gobollada xeebaha dhaca ayaa sheegaya in abaaruhu ay saameyn ku yeesheen laga soo billaabo Lawyada caddo oo gobolka Awdal…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhulgariir xooggan oo ku Dhuftay Xeebaha Ruushka Dhulgariir cabbirkiisu gaarayo 8.8 magnitude ayaa si weyn u ruxay xeebaha Kamchatka Peninsula ee bariga fog ee dalka Ruushka, subaxnimadii Arbacada, iyadoo uu sababay burburka dhismeyaal ah, waxayna hirarka baddu…
1 daqiiqo Sheeko:War Dagaal Culus oo Markale Ka Qarxay Balad Xaawo Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa xaqiijinaya in dagaal culus uu markale ka qarxay degmada Balad Xaawo, gaar ahaan meel u dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya. Dagaalkan ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo sheegay in Xamaas ay xaddo gargaarka la geeyo marinka Qasa Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in marinka Qasa aysan ka jirin wax macaluul ama gaajo ah, balse ay suurtagal tahay in halkaas ka taagantahay cunto xumo ama nafaqa darro…