Akhriso: Maalmihii Jaalle Siyaad Ee October 21, 1969-January 26, 1991 Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii, waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed Siyaad Barre iyo Golaha sare ee Kacaanka, Kacdoonkan oo aanu dhiig ku daadan ayaa yimid kadib markii la toogtay Madaxweynihii dalka… 8 daqiiqo
1 daqiiqo Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Maanta Ka Furmaya Garoowe Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal uu ka furmo shirka golaha iskaashiga ee dowlad goboleedyada oo ay ka qeybgali doonaan Afar madaxweyne. Waxaa…
1 daqiiqo Doorashada 2020-ka Maka Duwanaan Doontaa Doorashooyinkii Hore? Siyaasiyiin iyo aqoonyahanno ayaa ka hadlay farqiga u dhaxeyn kara doorashada la filayo in dalka ay ka dhacdo 2020-ka iyo sidoo kale kuwii hore ee dalka ka dhacay. Qaarkood ayaa…
1 daqiiqo Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu Fatahaad Ka Sameeyo Hiiraan Maamulka gobolka Hiiraan ayaa cabsi ka muujiyey in fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabelle, maadaama la guda galay xilli roobeydka Deyrta. Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay in xilli walbo la…
1 daqiiqo Guddiga Doorashada Madaxweynaha K/galbeed Oo Maanta La Magacaabayo Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka K/galbeed C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa lagu wadaa in maanta uu soo magacaabo guddiga doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Kulan lagu ballansan yahay iney isugu yimaadaan xildhibaannada K/galbeed…
4 daqiiqo Fact Check: Madaxweyne Farmaajo Waa Mas’uul Kala Hadlo Madaxweynaha J.F Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khamiistii sheegay in aaney jirin dalal qani ah oo Soomaaliya u hagar baxay, isaga oo ka hadlayey shirkii golaha wasiirrada waxaa uu yiri…
1 daqiiqo Sacuudiga: Jamal Khashoggi Waxaa Uu Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Qunsuliyadda Xeer-ilaaliyaha Sacuudiga ayaa sheegay in baaritaannada hordhaca ah ay muujinayaan inuu Jamal Khashoggi ku dhintay dagaal ka dhacay qunsuliyadda dhex-dhexdeeda. “Dooddii dhex martay muwaadinka Jamal Khashoggi iyo kooxdii joogtay qunsuliyadda, waxaa…
1 daqiiqo Dhageyso: Madaxweyne Oo Ka Hadlay Gaabis Siyaasadda Arrimaha Dibadda Ah Madaxweynaha qaranka Soomaaliyeed mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo hadal jeedin ka sameeyay shirkii Khamiista ka qabsoomay magaalada Muqdisho ayaa ku soo hadal qaaday arrimaha dibadda. Wuxuu sheegay madaxweynaha in…
1 daqiiqo Dhageyso: Wasiir Maareeye “Qorsheyaasha Xukuumadda Waa In Lagu Soo Daraa Wada Hadallada Somalia Iyo Somaliland” Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo soo jeediyay in dalka midnimadiisa ay qorshe ka lahaato dowladda uu hoggaamiyo Farmaajo. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa su’aal ka…
2 daqiiqo Turkiga: Imaam Masaajid oo Daahrogay in 37 sano Loo Tukanayey Jiho Khaldan! Sida ay qoreen warbaahinta Turkiga, masaajid ku yaalla dalkaasi ayaa jiho khaldan ugu tukanayeen jamaacadiisu muddo ku dhow 40-sano, khaladka dhismaha masjidka waxaa dareemay imaam masaajidka ku cusub oo dhowaan…